Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay R/W Xamza?
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulanka wadatashiga Soomaaliya ee ku saabsan u diyaargarowga shirka Isbeddelka Cimilada Adduunka (COP 28), kaas oo ay ka qeyb galeen 12 Wasaaradood oo qeyb ka ah qorshaha Qaran ee xakameynta iyo wax ka qabashada saameynta isbeddelka cimilada.
Ra'iisul Wasaaraha ayaa kula dardaarmay Wasaaradaha iyo hey'adaha kale...
Soomaaliya oo ka qayb-gashay shirka wadamada G20
MUQDISHO (SMN) - Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Xildh. Dr. Mohamed Hassan Mohamed Bulaale oo ka qaybglaay shirka wadamada G20 ayaa la kulmay Wasiiradda caafimaadka Dalalka India, Singapore, Brazil, Maraykanka, Germany, South Africa, Russia, Laos iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Uqaabilsan Qaramadda Midoobe Arrimaha Caafimaadka ee WHO.
Wasiir ku xigeenka oo qudbad kooban ka jeediyay madasha ayaa sheegay in wadamadda...
Violet protests in Mogadishu following the arrest of top army General
MOGADISHU, Somalia - Mogadishu witnessed a large and violent protest on Sunday over the arrest of a military officer General Sheegow Ahmed on Saturday morning after a clash.
The protestors poured into the capital's main streets, starting from K5 junction to K-0, around the presidential palace with some areas they clashed with the security forces.
Somali Police arrested General Sheegow and over...
Dibadbax rabshada wata oo ka dhacay magaalada Muqdisho + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Dadweyne ka careysan xarigga loo geystay Jeneraal Sheegow Axmed Cali ayaa haatan banaanbax ka wada gudaha magaalada Muqdisho.
Dibadaxa ayaa waxaa dhigaya beesha uu kasoo jeedo sarkaalkan oo shalay laga soo xiray Xaafaddda Kaawo Godey ee degmada Dharkenley, kadib dagaal ka dhacay halkaasi.
Dadweynahan ayaa socod kasoo bilaabay degmada Wadajir, waxayna isku fidiyeen waddooyinka muhiimka ah ee caasimadda.
Sidoo...
Fresh clashes reported in Puntland capital, Garowe amid political tension
GAROWE, Somalia - One police force officer was injured, after a clash last night between a group of gangs and police forces in Puntland capital, Garowe.
The confrontation that lasted for more than an hour involved the use of various types of weapons, including machine guns, which greatly disturbed the stability of Garowe.
The deputy commander of the Nugaal police force,...
Somalia set to join EAC this year, says Sec-Gen Mathuki
NAIROBI, Kenya - East African Community (EAC) Secretary-General Peter Mathuki says Somalia has made a critical step towards becoming the eighth member of the bloc.
Addressing a press conference in Arusha, Tanzania on Wednesday, the EAC boss said Mogadishu had made it to the negotiations stage and expressed confidence that Somalia would be accepted into the bloc this year.
A series...
Police arrest alleged Al-Shabaab operative with nail bomb ingredients in Kiambu
NAIROBI, Kenya - The Directorate of Criminal Investigation (DCI) has arrested a man in Kiambu suspected of being a terrorist linked to the Somalia-based extremist group Al-Shabaab.
The suspect, a 41-year-old man, led detectives to his house in Riruta area of Dagoreti, Kiambu County, where they recovered a Glock pistol loaded with six rounds of ammunition, Sh31,000 in cash and...
Taliyaha ciidamada Xoogga dalka oo gaaray degmada Aadan Yabaal
AADAN YABAAL (SMN) - Taliyaha Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin iyo sarakiil ciidan ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Taliyaha waxaa socdaalkiisa ku wehlinayay Agaasimaha Guud xarunta Qaran ee Tubasan Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa halkaa waxaa kusoo dhaweeyay xildhibaanno katirsan labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliy, maamulka degamada iyo sarakiisha ciidanka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo weli kulamo ka wada Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo weli ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa kulamo ka wada magaaladaais, kuwaas oo uu la qaadanayo saraakiisha iyo waxgaradka deegaanka.
Kulamadan ayaa waxaa intooda badan looga arrinsanayaa howlgallada xoereynta ee la filayo inay dhawaan ka billowdaan gobollada dhexe ee dalka.
Sidoo kale madaxweynaha ayaa horay ula kulmay waxgaradka deegaanka oo...
Faah-faahino ka soo baxaya dagaal mar kale ka dhacay magaalada Garoowe
GAROOWE SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in xalay dagaal u dhexeeyay ciidamada Puntland iyo koox hubeysan uu ka dhacay Garoowe.
Dagaalka oo qaatay ku dhowaad 30 daqiiqo ayaa sababay dhaawaca hal qof, sida uu shaaciyay taliska booliska ee gobolka Nugaal.
Iska hor imaadka ayaa yimid, kadib markii kooxda hubeysan ay tageen sadhigga xaafadda Israac, kadibna uu...












