Dowladda Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay bixitaanka Ciidamada ATMIS
WASHINGTON (SMN) -Wasiirka Amniga Soomaaliya Dr. Maxamed Axmed (Doodishe) oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa mar kale ka dhawaajiyay in dowladda federaalka ay ka go'an tahay in dalka amnigiisa ay kala wareegaan Ciidanka ATMIS.
Wasiir Doodishe ayaa sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka ay xilligaan qaadi karaan mas'uuliyadda amniga ee dalka, maadaama uu socdo gulufkii ugu dambeeyay ee Shabaab.
Sidoo kale waxa...
Wararkii ugu dambeeyay xiisada dagaal ee ka taagan magaalada Laascaanood
LAASCAANOOD (SMN) - Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa weli ka taagan xaalad cakiran iyo dagaallo u dhexeeyo ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatuma, waxaana intaas sii dheer duqeymo aan kaala sooc laheyn oo lagu garaacayo bartamaha magaaladaasi oo xarun u ah gobolka Sool.
Xiisaddan ayaa soo socotay tan iyo horraantii sanadkan, mana muuqato wax isku soo dhowaansho ah ama...
Premier Bank oo suurtageliyay lacag-diris & Helis bangiyeed oo degdeg ah
MUQDISHO (SMN) - Premier Bank ayaa hirgeliyay nidaamkii ugu degdegta badnaa ee lacag diris iyo helid bangiyeed ah ee abid ka hirgala dalka, kadib markii uu si rasmi ah ugu biiray bangiyada ka howlgala Bariga Afrika.
Lacagaha loo diro Soomaaliya ee maraya nidaamka Swift-ga Premier Bank ayaa hadda qaadanay saacado kooban halka ay horay u qaadan jirtay muddo u dhaxeysa...
Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay R/W Xamza?
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulanka wadatashiga Soomaaliya ee ku saabsan u diyaargarowga shirka Isbeddelka Cimilada Adduunka (COP 28), kaas oo ay ka qeyb galeen 12 Wasaaradood oo qeyb ka ah qorshaha Qaran ee xakameynta iyo wax ka qabashada saameynta isbeddelka cimilada.
Ra'iisul Wasaaraha ayaa kula dardaarmay Wasaaradaha iyo hey'adaha kale...
Soomaaliya oo ka qayb-gashay shirka wadamada G20
MUQDISHO (SMN) - Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Xildh. Dr. Mohamed Hassan Mohamed Bulaale oo ka qaybglaay shirka wadamada G20 ayaa la kulmay Wasiiradda caafimaadka Dalalka India, Singapore, Brazil, Maraykanka, Germany, South Africa, Russia, Laos iyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Uqaabilsan Qaramadda Midoobe Arrimaha Caafimaadka ee WHO.
Wasiir ku xigeenka oo qudbad kooban ka jeediyay madasha ayaa sheegay in wadamadda...
Violet protests in Mogadishu following the arrest of top army General
MOGADISHU, Somalia - Mogadishu witnessed a large and violent protest on Sunday over the arrest of a military officer General Sheegow Ahmed on Saturday morning after a clash.
The protestors poured into the capital's main streets, starting from K5 junction to K-0, around the presidential palace with some areas they clashed with the security forces.
Somali Police arrested General Sheegow and over...
Dibadbax rabshada wata oo ka dhacay magaalada Muqdisho + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Dadweyne ka careysan xarigga loo geystay Jeneraal Sheegow Axmed Cali ayaa haatan banaanbax ka wada gudaha magaalada Muqdisho.
Dibadaxa ayaa waxaa dhigaya beesha uu kasoo jeedo sarkaalkan oo shalay laga soo xiray Xaafaddda Kaawo Godey ee degmada Dharkenley, kadib dagaal ka dhacay halkaasi.
Dadweynahan ayaa socod kasoo bilaabay degmada Wadajir, waxayna isku fidiyeen waddooyinka muhiimka ah ee caasimadda.
Sidoo...
Fresh clashes reported in Puntland capital, Garowe amid political tension
GAROWE, Somalia - One police force officer was injured, after a clash last night between a group of gangs and police forces in Puntland capital, Garowe.
The confrontation that lasted for more than an hour involved the use of various types of weapons, including machine guns, which greatly disturbed the stability of Garowe.
The deputy commander of the Nugaal police force,...
Somalia set to join EAC this year, says Sec-Gen Mathuki
NAIROBI, Kenya - East African Community (EAC) Secretary-General Peter Mathuki says Somalia has made a critical step towards becoming the eighth member of the bloc.
Addressing a press conference in Arusha, Tanzania on Wednesday, the EAC boss said Mogadishu had made it to the negotiations stage and expressed confidence that Somalia would be accepted into the bloc this year.
A series...
Police arrest alleged Al-Shabaab operative with nail bomb ingredients in Kiambu
NAIROBI, Kenya - The Directorate of Criminal Investigation (DCI) has arrested a man in Kiambu suspected of being a terrorist linked to the Somalia-based extremist group Al-Shabaab.
The suspect, a 41-year-old man, led detectives to his house in Riruta area of Dagoreti, Kiambu County, where they recovered a Glock pistol loaded with six rounds of ammunition, Sh31,000 in cash and...












