Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Idiris Dhaqtar oo shaaciyay cidda ka dambeysa dhibaatada Koonfur Galbeed

MUQDISHO (SMN) - Idiris Cabdi Dhaqtar oo kamid ahaa baarlamaankii hore ee dalka ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee Koonfur Galbeed, kadib wareysi uu siiyay Shabelle.   Dhaqtar ayaa shaaca ma ka qaaday in dhibaatooyinka ka jira Koonfur Galbeed ay ka dambeeyaan saamiley siyaasadeed oo danley ah, kuwaas oo uu ku eedeeyay inay ka soo horjeedaan horumarka maamulkaasi. Sidoo kale wuxuu tilmaamay...

Aqalka Sare oo la horgeeyay Hindise Sharciyeedka Xafiiska Hantidhowrka Guud

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ooy wehliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga Saddexaad kulankiisa 5-aad ee Golaha Aqalka Sare oo ajandihiisu ahaa Akhrinta koowaad ee Hindise Sharciyeedka Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS.   Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS, Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange, ayaa Sanatarrada Aqalka Sare dulmar guud...

Daawo: Taliska Booliska oo faah-faahin ka bixiyay xarigga jeneraal Sheegow

MUQDISHO (SMN) - Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaalkii ka dhacay xaafadda Kaawo Godey ee degmada Dharkenley, kaas oo u dhexeeyay ciidamada ammaanka iyo kuwa kale oo uu watay sarkaal lagu magacaabo Jeneral Sheegow.   Afhayeenka Booliska, Sadiiq Aadan Cali (Doodishe) ayaa sheegay in dagaalka lagu soo qaaday ciidamada ammaanka oo xilligaas howlgal waday, wuxuuna tilmaamay in kadib...

Somalia set to join EAC this year, says Sec-Gen Mathuki

NAIROBI, Kenya - East African Community (EAC) Secretary-General Peter Mathuki says Somalia has made a critical step towards becoming the eighth member of the bloc.   Addressing a press conference in Arusha, Tanzania on Wednesday, the EAC boss said Mogadishu had made it to the negotiations stage and expressed confidence that Somalia would be accepted into the bloc this year. A series...

Somalia: Police, military clash in Mogadishu; several reported killed

MOGADISHU, Somalia - A battle that lasted for almost 10 hours occurred in Dharkenley district within Mogadishu between the police forces and a Somali military general's guards.   According to the reports, the forces under the command of General Shegow and the paramilitary Police which ceased on Saturday morning left several people dead or wounded. "The fighting broke out last night at...

Wararkii ugu dambeeyay hoobiyeyaasha saaka lagu gaaracay garoonka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal oo saaka aroortii hore lagu qaaday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaas oo geystay khasaare dhaawac ah.   Hoobiyeyaasha oo saddex ahaa ayaa lasoo wariyay in qaarkood ay ku hoobteen gudaha garoonka, waxaa ku dhaawacmay ugu yaraan illaa laba qof oo ka...

UN chief Appoints George Conway of Canada Deputy envoy for Somalia

MOGADISHU, Somalia - United Nations Secretary-General António Guterres announced today the appointment of George Conway of Canada as his new Deputy Special Representative for Somalia with the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) and Resident Coordinator in Somalia.  Mr. Conway will also serve as the Humanitarian Coordinator.   Mr. Conway succeeds Adam Abdelmoula of Sudan, who was appointed as Resident Coordinator...

DEG DEG: Janaraal Sheegow iyo qaar ka mid ah ciidankiisa oo nolosha lagu qabtay

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada Booliska iyo kuwa Xasilinta oo is-kaashanaya ayaa gacanta ku soo dhigay Janaraal Sheegow iyo qaar ka mid ah Ciidanka oo saacadiihii ugu dambeeyay ka dagaalamayay Degmada Dharkenley ee Magaalada Muqdisho.   Dagaalka u dhaxeeya labada dhinac ayaa yimid kadib markii Janaraalka uu ka biyo diiday si nabadoon uu isugu dhiibo Ciidanka Booliska, taasi oo keentay in uu...

Wiil Soomaali ah oo fal toogasho ah ka geystay Mareykanka, kadibna is dilay

COLUMBUS (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dhacdo naxtin leh oo ka dhacday dalka Mareykanka, kadib markii wiil Soomaali ah uu dil argagax leg ka geystay magaalada Columbus ee gobolka Ohio, kadibna uu isagu is dilay.   Ninka dilka geystay oo lagu magacaabo Cali Dirir oo 23 sanno jir ah ayaa la sheegay inuu toogtay gabar lagu magacaabi...

Faah-faahino kasoo baxaya hoobiyeyaal saaka lagu weeray garoonka Muqdisho

MUQDISHO (SMN) – Jug culus ayaa saaka aroortiui hore laga maqlay dhanka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, kadib markii hoobiyeyaal lagu garaacay.   Ilo lagu kalsoon yahay ayaa Idaacadda Shabelle u sheegay in illaa labo Hoobiye inay ku dhaceen agagaarka garoonka iyadoo mid 3-aadna uu ku dhacay gudaha garoonka. Goobjoogayaal ayaa innoo sheegay in hoobiyeyaashan ay geyteen khasaare u badan...

WARAR KALE

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Bulshada Degmada Ceeldheer

Ceeldheer –Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyo xildhibaanno ka...

Ugu Yaraan 20 Qof oo Dhintay Doon Arday Siday oo Ku Degtay Congo

Kinshasa, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo — Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay bartamaha dalka Congo kadib markii doon alwaax ah oo siday...

Mogadishu Port chief visits Seattle to strengthen institutional cooperation

MOGADISHU – The Director General of the Port of Mogadishu, Ambassador Mohamed Ali Nur, widely known as "Ameriko", visited the city of SeaTac in...