Dagaal u dhexeeyo ciidamo ka wada tirsan kuwa DF oo ka socda Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidanka Dowladda, gaar ahaan kuwa Xasilinta iyo Ciidan kale oo ka amar qaata Generaal Sheegow ayaa wuxuu ka socdaa Degmada Dharkenley ee Gobolka Banaadir.
Dagaalkan oo xalay ka qarxay Isgooyska Xaafadda Kaawo Godey ee degmada Wadajir ayaa ku fiday Degmada Dharkenley kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ay isku dayeen in...
Agaasime cusub oo loo magacaabay madaxtooyada Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdixakiim Maxamed Yuusuf Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka.
Mudane Cabdixakiim waxa uu ahaa la-taliyaha dhinaca siyaasadda ee madaxweynaha, waxa uuna leeyahay khibrad shaqo oo kor u dhaafaysa 20 sanadood oo ku aaddan dhinacyada horumarinta hay’adaha dowladda, maamul-wanaagga, tayeynta dowlad-goboleedyada iyo bulshada ay colaaduhu saameeyeen iyo...
Dowladda Soomaaliya oo arrimo xasaasi ah kala hadashay Masar + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Wasiiru-dowlaha wasaaradda amniga gudaha XFS Mudane Maxamed Cali Xagaa oo ay weliyaan Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Axmed Siciid Maxamed iyo Safiirka JFS ee Wadanka Zambia Danjire xaawo Xasan ayaa kulan doceed la yeeshay Wafdi ka socda Dowlada Masar ee ka qeybgalayay Shirka wadamada ku bahoobay COMESA ee ka socday Wadanka Zambia.
Dowladda Masar...
Somali president hopes to defeat Al-Shabaab in months
MOGADISHU – Somali President Hassan Sheikh Mohamud said a military offensive against al Shabaab aims to eliminate the al Qaeda-linked group in the next five months, but security experts question the timeline amid persistent militant attacks.
Mohamud plans to officially launch the second phase of the campaign in coming days from the central town of Dhusamareb, where thousands of troops...
Villa Somalia new chief of staff following the resignation of Hussein Sheikh
MOGADISHU, Somalia - Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Friday named Abdihakim Yusuf as the new Chief of Staff.
Mr Yusuf, an experienced international development professional replaces Hussein Sheikh Mohamud who quit on August 13 to join politics, having served for just three months.
Villa Somalia said on Friday he brings a cumulative experience of close to two decades in the areas...
US says airstrike kills five Al-Shabaab members in Somalia
MOGADISHU, Somalia - The US military conducted an airstrike killing 5 al-Shabaab terrorists on Tuesday, US Africa Command said in a statement.
The airstrike was carried out in support of Somali National Army forces “in a remote area near Cali Heele, approximately 244 kilometers North East of Mogadishu, Somalia.” The initial assessment showed that no civilians were killed in the airstrike,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay qorshaha dowladda kadib xoreynta dalka
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamaareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug uga qayb galay kulan dadweyne oo shacabka soomaaliyeed ay su’aalo toos ah uga weydiiyeen dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab iyo qorshaha dowladda ee kaddib xoreynta dalka.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka jawaabay su’aalo furan oo shacab badani ka weydiiyeen la-dagaallanka...
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo magacaabay guddi cusub + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) oo soo saaray digreeto ayaa xalay magacaabay guddi xildhibaano ah oo cusub.
Guddigan oo ka kooban illaa 9 xubnood ayaa waxaa loo xil-saaray inay warbixin dhammeystiran ka soo diyaariyaan xaaladda adag ee ka jirta xabsiyada dalka, gaar ahaan xabsiga dhexe ee Xamar oo dhibaato xoogan iyo cadaalad...
Soomaaliya oo shirweyne caalami ah uga qayb-gashay dalka Hindiya + Sawirro
GANDHINAGAR (SMN) - Wasiirka ku xigeenka wasaaradda caafimaad iyo daryeelka bulshada ee xukuumadda fedaraalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Xasan Bullaale ee uu wehlinayo Danjiraha dowladda Soomaaliya u jooga dalka Hindiya Axmed Cali Daahir ayaa maanta kaga qayb galay magaalada Gandhinagar ee gobolka Gujarat kulanka G20 ee halku dhigiisu yahay "One Earth One Health.
Wasiirka ayaa madaxda dalalka Afrika iyo kuwa kale...
Mareykanka oo sheegay inuu duqeyn ku dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Taliska ciidamada Maraykanka ee Africa ayaa sheegay in duqayn is-difaacid wadajir ah ay la beegsadeen maleeshiyaadka al-Shabaab 15-kii bishan August, ayna ku dileen shan ka tirsanaa Al-Shabaab.
Duqayntan ayaa AFRICOM sheegtay inay ka dhacday meel u dhow Cali Heele oo 244 KM Waqooyi Bari ka xigta Muqdisho.
Duqayntan ayaa Maraykanku sheegay inay ahayd mid lagu taageerayey ciidamada dawladda...










