Seven Kenyan soldiers killed in ambush in Lamu county
A Kenyan police official says that seven soldiers have been killed and one is missing in Lamu county after a bomb and ambush by Islamic extremist al-Shabab rebels from neighboring Somalia.
The attack happened just days before President Uhuru Kenyatta is to launch a multi-million dollar port in Lamu county on Thursday.
Qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Jowhar + khasaaraha
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaraaha ka dhashay qarax xoogan oo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka HirShabelle.
Qaraxa oo ahaa nooca miinada ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lala beegsaday gaari Cabdi Bile ah oo ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa ilaalada ee guddoomiyaha...
Haweenka Gobolka Banaadir oo taageeray saxiixa heshiiskii 17 September
Haweenka Gobalka Banaadir ayaa Maanta shir ay ku Taageerayeen Shirka Jihaynta Doorshoyinka Soomaaliya iyo saxiixa Hashiiskii 17 September oo Maalinta bari ah la filayo in uu ka furmo Magaalada Muqdisho ku qabtay xarunta tiyaatarka Qaranka.
Haweenka shirka Kasoo Qeybgalay ayaa Madaxda Ugu Baaqay In ay Dalka u turaan oo Aan Colaad loo horseedin.
Maxaa ka jira in Soomaaliya iyo Kenya ay heshiis ka gaareen kiiska badda?
Saacado uun kadib markii si weyn baraha bulshada loogu faafiyay warar sheegaya in Soomaaliya iyo Kenya ay ku heshiiyeen in ay qeybsadaan kheyraadka ku jira badda Soomaaliya ay leedahay ee Kenya ay muranka gelineyso ayaa xukuumadda Soomaaliya waxay beenisay wararkaasi.
Waregyska The Star ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa daabacay warbixin uu ku...
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo kormeer sameeyey + Sawirro
Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa hawl kormeer ah u tagay Furdada Cashuuraha ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho oo ka mid ah ilaha dhaqaalaha dalka.
“ Waxa aan labadii maalin ee la soo dhaafay ku howlaneyn kormeerka Furdada Cashuuraha ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo ka mid...
Faah faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay magaalada Jowhar
Warar heeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal khasaare geystay oo maanta Jowhar ku dhaxmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda macwiisleyda oo weerarayy barkootarool oo ay ku sugnaayeen ciidanka dowladda.
Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegay in iska horimaadka labada dhinac oo ahaa mid xooggan uu...
Aqriso: Wararkii ugu dambeeyey ee shirka arrimaha doorashooyinka
Diyaar garowga shirka wada tashiga arrimaha doorashooyinka dalka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya & Madaxda Maamul goboleedyada oo lagu balansan yahay in uu maalinta berri ah ka furmo magaaladda Muqdisho ayaa meel gabagabo ah maraaya.
Guddiyadda farsamada oo maalmihii u danbeeyey waday diyaarinta shirkan ku saabsan arrimaha doorashooyinka Dalka ayaa intiisa badan soo...
MW Farmaajo Ma xukun jeceyl darteed ayey Doorashada dib ugu dhacday?
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa markii ugu horeysay qoray maqaal aad u dheer oo uu ku sharaxayo waxyaabaha keenay in dib u dhac uu ku yimaado doorashooyinkii la filayay in ay ka qabsoomaan Dalka Soomaaliya.
Warbixintan oo lagu daabacay Wargeyska Foreign Policy, ayaa Madaxweyne Farmaajo waxuu ku sheegay in xukun jaceyl aysan...