Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada ammaanka DF oo rag burcad ah ku qabtay degmada Boondheere

MUQDISHO (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo xalay ciidamada ammaanka, gaar ahaan kuwa booliska ay ka sameeyeen gudaha degmada Boondheere ee gobolka Banaadir.   Howlgalkan ayaa waxaa lagu soo qabtay laba nin oo burcad ah, kuwaas oo dhac ka geysanayay degmadaasi, sida uu shaaciyay taliska booliska ee gobolka Banaadir. "15/06/2023 abaaro 9:20am Taliska Qeybta Guud Boliiska...

Al-Shabaab executes 5 men on espionage charges

MOGADISHU (SMN) - Al-Shabab publicly executed five people for alleged spying, in southern Somalia 9n Thursday, according to local media.   The men eged between 28-52 were executed by firing squad in Kunyo-Barrow town in the Lower Shabelle region with hundreds of residents watching the mass executions. An Al-Shabaab Court convicted the men of spying for the Somali government and foreign intelligence...

Somali president convenes meeting with foreign diplomats

MOGADISHU - The President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, held a meeting with the ambassadors of foreign countries based in Mogadishu to discuss key issues.   They forum centered on the country's political, security and recovery process with the president appealing to the diplomats for unified support towards the national goals. Hassan Sheikh emphasized his government's commitment to stabilize the areas...

US Africa command chief Gen. Langley visits Somalia

MOGADISHU - U.S. Marine Corps Gen. Michael Langley, commander, U.S. Africa Command, visited Mogadishu and Kismayo, Somalia June 13-14.   In Mogadishu, Langley met with President Hassan Sheikh Mohamud, Somalia Minister of Defense, Abdulkadir Mohamed Nur, senior State Department and defense officials, and African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) troops to discuss shared priorities and operations, such as our...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeehay wakiilada Beesha Caalamka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay danjireyaasha iyo wakiillada Beesha Caalamka ee ka howlgala dalkeenna ayaa kala hadlay in Soomaaliya laga taageero xaqiijinta go'aamadii ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaranka si loo hirgaliyo hannaan doorasho oo ku dhisan matalaadda dadweynaha, taasoo saamayn wanaagsan ku yeelan doonta geeddi socodka siyaasadda...

Shir u dhexeeyay DF iyo IMF oo lagu soo gabagabeeyay Nairobi + Sawirro

Nairobi (SMN) - Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu soo gabagabeeyay shir u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Hey'adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka kaas oo looga hadlayay barnaamijka ECF( Extended Credit Facility) ee hannaanka Deyn Cafinta.   Shirkaan oo socday muddo 4 maalin ah ayaa lagu gorfeeyay hannaanka Deyn Cafinta Soomaaliya, dib-u-habeynta Maaliyadda, dakhliga gudaha, nidaamka Maamulka Guud...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka kulanka uu guddoomiyay Sheekh Aadan Madoobe?

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay  kulanka 23-aad ee Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka.   Ajandaha ayaa ahaa hakinta fadhiga golaha inta lagu guda jiro gudashada acmaasha Xajka iyo fasaxa Ciidda iyo ajandeynta warbixinnada la xisaabtanka Xukuumadda. Kulanka ayaa inta uu socday waxaa lagu go'doomiyay in la hakiyo fadhiga...

Puntland president opens 52nd session of parliament amid tension

GAROWE - The President of Puntland Said Abdullahi has on Thursday opened the 52nd session of the state assembly in Garowe amid brewing electoral tension.   In his address, Deni said Puntland is ready to enter into separate negotiations with the federal government of Somalia to resolve the stalemate between the two sides. ''I appointed a committee to enter the negotiations...

Kenya steps up Somalia border surveillance to contain Al-Shabab raids

NAIROBI - The government has enhanced surveillance along the border with Somalia to curtail infiltration of the outlawed Al-Shabaab terror group.   North Eastern Regional Commissioner John Otieno said security agencies have adopted community engagements and information sharing at the grassroots to stop the insurgents from seeking refuge in Kenya amid crushing pressure from the Somalia side. “Patriotic elders have undertaken to...

Mareykanka oo ballan-qaad culus u sameeyay dowladda Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Mareykanka ee qaarada Afrika, Michael Langley, oo maalmihii ugu dambeeyay booqasho ku joogay dalka Soomaaliya, ayaa kulamo kala duwan la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.   Taliye Michael Langley ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wasiirka Gaashaandhigga C/qaadir Maxamed Nuur uu kala hadlay arrimo khuseeya howlgallada la qorsheynayo...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...