Guddoomiye ku xigeenkii arrimaha bulshada Wanlaweyn oo la dilay
WANLAWEYN (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeysan ay dil u geysteen guddoomiye ku ixgeenkii arrimaha bulshada ee maamulka degmada Wanlaweyn, kaas oo lagu magacaabi jiray Haashim Shareere.
Marxuumka ayaa la sheegay in dabley hubeysan ay kala dagtay gaari uu ka raacay Muqdisho, isla-markaana ay ku dileen tuuladda Buulo Xaashi ee duleedka Wanlaweyn.
Ma cadda...
Wafdi ka socda Midowga Afrika iyo QM oo gaaray degmada Cadale + Sawirro
CADALE (SMN) - Ergayga Midowga Afrika oo la socoto madaxa Xafiiska Taageerada QM ee Soomaaliya UNSOS ayaa booqday saldhiga Ciidanka Burundi ee degmada Cadala, ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Aisa Kirabo oo madax ka ah UNSOS ayaa ku bogaadisay askarta Burundi shaqada naf-hurka ay ka qabteen dalka intii ay joogeen, oo xasilooni iyo nabad kusoo celiyeen degmada Cadala.
“Waxaad dalka Soomaaliya ka baxaysaan...
SSC-Khaatuma oo markale digniin culus u dirtay xukuumadda Somaliland
LAASCAANOOD (SMN) - Afhayeenka SSC-Khaatumo, Feysal Falaalug oo warbaahinta la hadlay ayaa markale digniin culus u diray Somaliland oo ay weli isku hayaan gacan ku heynta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Falaalug ayaa shaaca ka qaaday in wax wadahadal ah aysan la gelin doonin Somaliland, illaa inta ay ciidamadeeda ka saareyso aagga dagaalka ee magaalada Laascaanood.
Waxa uu tilmaamay haddii...
Faahfaahin ku saabsan duqeyn culus oo ka dhacday degmada Jamaame
MUQDISHO (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa war waxa ay war ka soo saartay duqaymo diyaaradeed oo ka dhacay degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose.
Qoraalka ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in duqeyntan lagu beegsaday goob uu shir uga socday xubno ka tirsan Shabaab oo 14 KM u jirta Jamaame.
Sidoo kale dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka...
Sawirro: Wasiir ku xigeenka caafimaadka XFS oo kulamo ka wada Addis Ababa
ADDIS ABABA (SMN) - Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Xildh. Dr. Maxamed Xassan Maxamed ayaa kulan muhiim ah la qaatay Dr. Lie Wasiirka Cafimaadka dalka Ethoipia.
Labada wasiir ayaa ka wada hadlay sidii sare loogu qaadilahaa iskaashiga labada waasaradood ee dhinaca khibrad wadaaga iyo dhismaha kaabayaasha adeegga caafimaad waxa aana la isku afgartay in Ethiopia ka caawiso Soomaaliya sare uqaadista...
Soomaaliya oo bandhig ballaaran uga qayb-gashay dalka Shiinaha + Sawirro
BEIJING (SMN) - Safiirka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa maanta magaalada Beijing uga qeyb galay Bandhiga Carwada 13-aad ee Maalgashiga Dibadda ee Shiinaha (COIFAI), iyadoo halku-dhigga sanadkan ee hindisaha cusub Shiinaha ee ” Belt and Road Initiative” uu yahay qarni cusub, Maalgelin Cusub, horumar Cusub.”
Bandhigan oo uu soo qabanqaabiyay Ururka Horumarinta Dibadda...
Al-Shabaab oo meel fagaare ah ku toogatay shan qof + Sababta
MUQDISHO (SMN) - Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay xukun dil ah ku fulisay shan qof oo lagu eedeeyay “basaasiin”, waxaana xukunkan uu ka dhacay deegaanka Kuunyo Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose Khamiistii shalay, sida ay sheegtay warbaahinta ku hadasha afka Al-shabaab
Shanta nin oo da’doodu u dhaxayso 28 ilaa 52 jir ayaa la toogtay.
Al-Shabaab oo aan soo bandhigin wax caddeyn...
Kenya faces surge in cross-border Al-Shabaab attacks
NAIROBI - In less than a month, the Al Shabaab group has carried out at least six attacks in Garissa, Wajir and Mandera counties.
The attacks have killed at least 11 security officers and injured seven others; at least five civilians have also been wounded.
During the attacks, the extremists kill, maim and destroy property in the name of religion and...
Mogadishu mayor pays rare visit to Serbia for key talks
BELGRADE (SMN) - Yusuf Madale, the mayor of Mogadishu arrived in BELGRADE for first visit to Serbia, where Somalia has a diplomatic mission.
Upon arrival, Madale along with the country’s ambassador held a meeting on Thursday with his counterpart, the Mayor of Belgrade, Aleksandar Šapić.
According to a statement from Benadir regional administration, the two mayors discussed the twinning of Mogadishu...
Sawirro: Yuusuf Madaale oo kulan la qaatay duqa magaalada Belgrade
BELGRADE (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuuuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqo ku jooga dalka Serbia ayaa kulan la qaatay Duqa Magaaladda Belgrade ee Caasimadda Jamhuuriyadda Serbia Mudane Aleksandar Šapić.
Kulanka ayaa waxaa Duqa Muqdisho ku wehliyay Danjiraha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Serbia Mudane Maxamed Cabdullaahi Axmed, Agaasimaha Xariirka Dibadda ee Maamulka...












