Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali PM receives ONLF commander at his office

MOGADISHU - The Prime Minister of Somalia, Mohamed Hussein Roble, received at his office Abdikarin Sheikh Muse Qalbi Dhagah on Thursday after arriving in Mogadishu. The ONLF commander was illegally handed over to the Government of Ethiopia in mid-2017 by the former government led by Hassan Ali Khaire. Roble avenged the atrocities committed against him and his ONLF organization. The Federal...

Ra’iisul wasaare Rooble oo qaabilay Cabdikariin Qalbi Dhagax + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa iyo xarunta Xukuumadda ku qaabilay halgamaa Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax oo sanadkii 2017-kii si sharciga baal marsan loogu gacan galiyay Dowladda dalka Ethiopia. Rooble ayaa Qalbi dhagax ka xaalmariyay gaboodfalkii lagula kacay isaga iyo ururkii uu ka tirsanaa ee ONLF. Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa bishii Jannaayo ee sanadkan baa’isay...

Ankara Tightens Russian Access to Syria

ISTANBUL — Ankara is increasing pressure on Russia's military presence in Syria with its decision to close its airspace until July to Russian civilian and military planes carrying troops to Syria. Ankara gave no official reason for the move. While Ankara and Moscow back rival sides in the Syrian civil war, they have been cooperating in resolving the conflict. Huseyin Bagci, head...

Dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo laga dareemayo magaalada Dhuusamareeb + sababta

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta dhaq-dhaqaaqyo ciidan laga dareemayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolkaasi. Dhaq-dhaqaayadan ayaa yimid, kadib markii ciidamada dowladda iyo kuw ATMIS la geliyey heegan buuxa, si ay uga hortegaan abaabul ay Ahlu Sunna ka wado halkaasi. Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheegay in xaalad kacsanaan ah laga dareemayo inta u...

MW Farmaajo oo sharraxay muhiimadda ay dalka u leedahay in dib loo doorto

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta khudbad ku aadan musharaxnimadiisa u jeediyey xildhibaanada labada Aqal. Farmaajo ayaa khudbaddiisa diirradda ku saaray arrimo dhowr ah, sida waxqabadka dowladdiisa iyo waxyaabaha kale ee uu hiigsanayo, haddii markale dib loo doorto. Hadal-jeedinta musharixiinta madaxweynaha ayaa lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta lasoo gabagabeeyo, iyada oo kadib la...

Weerar hoobiyeyaal ah oo lagu qaaday deegaanka Biyo Cadde + khasaaraha

JOWHAR (SMN) - Faah faahino kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal oo dagaalyahanada Xarakada Al-Shabaab saacadihii lasoo dhaafay ay ku qaadeen gudaha deegaanka Biyo Cadde ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Wararka ayaa sheegaya in hoobiyeyaasha lala beegsaday saldhigyo ciidamada dowladda iyo kuwa ATMIS ay ku leeyihiin deegaankaasi. Madaafiicda qaar ayaa la sheegay inay ku dhaceen xaafado...

TOOS: Hadal jeedinta musharixiinta oo maalintii labaad ka socota Afisooni

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socota hadal-jeedinta Musharaxiinta madaxweynaha, taas oo lagu wado in gelinka dambe ee maanta lasoo gabagabeeyo. Maanta oo ah maalinta labaad ayaa waxaa khudbadahooda jeedin doono illaa 19 musharax oo ah qaybta labaad ee hadal-jeedinta  musharixiinta isu diiwaangeliyey tartanka doorashada. Xubnaha hadal jeedinta sameynaya, waxaa ka mid ah madaxweyne Farmaajo iyo sidoo kale...

Two from same family killed in Al-Shabaab mortar attack in Somalia

BIYO-ADDE - An official says mortar shells hit Biyo Adde village in the Middle Shabelle region on Wednesday night amid increasing insecurity in HirShabelle state. Reports say that the mortars hit SNA and ATMIS bases as well as residential buildings in the area, resulting in casualties. Two people were killed and two others were injured in the attack. The dead are...

Ethiopia averts another Al-Shabab attempt to smuggle arms into the country

ADDIS ABABA - Ethiopian forces reportedly seized firearms from Al-Shabab in the border area in the Somali region of Ethiopia. This happened for the second time in less than two weeks. In the latest capture, based on a state media report published on Tuesday,  50 AK 47 guns, 10 RPG, 50 handguns, and thousands of ammunition were seized in Barey district,...

ATMIS imposes a curfew on the Afisyoni ahead of election

MOGADISHU - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has imposed a curfew on the Afisyoni air force hangar in the capital, Mogadishu, and the surrounding areas ahead of the presidential election due to take place on Sunday. The curfew takes effect from Tuesday and ends on Monday next week, according to a report by the BBC. More than...

WARAR KALE

Taliyaha Ciidanka XDS oo La Kulmay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Masar

MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta...

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS Oo Furay Toddobaadka Ganacsiga Talyaaniga iyo Soomaaliya

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Toddobaadka Ganacsiga Talyaaniga iyo...

Guddiga Qaran ee Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada oo Kormeeray Garoonka Stadio Muqdisho

MUQDISHO – Guddiga Qaran ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada ayaa galabta kormeer ku tagay Tuulada Cayaaraha ee Stadio Muqdisho, oo ka mid ah...