DF iyo Midowga Afrika oo ka hadlay weerarkii Al-Shabaab ee ciidanka Burundi
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa cambaareeyay weerarkii kooxda Al-shabaab ay ku qaadday saldhig ay leeyiiin ciidamada Burundi ee ka tirsan kuwa Midowga Afrika oo ku yaalla tuulada Ceel Baraf oo ilaa 65km dhnaca Waqooyi ka xigta magaalada Jowhar.
Bayaan uu soo saaray guddoomiyaha Midowga Africa Moussa Faki Mahamat ayuu ku sheegay inuu 'si adag' u cambaareynayo...
Mahdi Guuleed oo kulan la yeeshay guddoomiyaha Golaha Shacabka
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa ku qaabilay ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Xildhibaan Mahdi Maxamed Guleed.
Kulanka labada mas'uul ayaa waxaa looga hadlay marxaladda kala guurka ah ee doorashada dalka.
Raiisul Wasaare ku xigeen, Xildhibaan Mahdi Guleed oo u hambalyeeyay Guddoonka Baarlamaanka 11-aad ayaa waxa uu sidoo kale bogaadiyay dadaalada socda...
Xildhibaanada labada Gole oo maanta yeelanaya kulan wadajir ah
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaannada labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa Maanta la filayaa in ay yeeshaan kulan wadajir ah oo looga hadlayo Ajandayaal dhowr ah oo ku saabsan Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.
Kulanka Golaha oo ka dhacayo Xarunta Vila Hargeeysa ayaa xalay xildhibanada labada Aqal lagu wargaliyay in ay soo xaadiraan,waxana Ajandaha looga hadlayo uu yahay
Doorashada Xubanaha guddiga...
Muxuu ahaa ujeedka kulanka dhex-maray Qoor Qoor iyo Aadan Madoobe?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay kulan la qaatay madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug.
Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa booqasho ugu tegay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).
Kulanka wuxuu ujeedkiisu ahaa salaan iyo hambalyo, waxaana uu Eebbe uga baryey in uu u...
AU releases statement on Al-Shabaab attack in El-Baraf
Addis Ababa, 3 May 2022. The Chairperson of the Commission, Moussa Faki Mahamat, has condemned in the strongest terms the terrorist attack perpetrated by Al Shabaab militants against an African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) base in Middle Shabele region, south west of Mogadishu, on 3 May 2022
The Chairperson pays tribute to the Burundian peacekeepers who lost their...
Qatar condemns attack on AU mission camp in Somalia
DOHA: The State of Qatar has expressed its strong condemnation and denunciation of the attack that targeted a camp of the African Union Mission in southern Somalia, which resulted in deaths.
In a statement yesterday, the Ministry of Foreign Affairs reiterated Qatar’s firm position in rejecting violence and terrorism, regardless of the motives and reasons.
The Ministry expressed Qatar’s condolences to...
Aqriso: Madaxweynaha JF Soomaaliya oo soo saaray go’aano xasaasi ah
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hortagaya ku takri-falka awoodda dowladnimada, musuqmaasuqa maamul iyo xadgudubka ka dhanka ah shaqaalaha qaranka;
Madaxweynaha oo tixraacaya Xeerarka jiheynayey maamul wanaagga iyo ilaalinta danta guud ee uu soo saaray 18-kii Janaayo, 2018 iyo 7dii Ogoosto 2021;
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ka duulaya cabashooyinka iyo khilaafaadka ka taagan isku dayada...
Sawirro: Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la yeeshay laamaha amniga
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa isugu yeeray dhammaan saraakiisha ugu sareysa ciidamada qalabka sida.
Shirkan ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray xaaladda amniga doorashada dalka.
Saraakiisha ciidanka ayaa looga digay in aysan ku milmin siyaasadda, amniga doorashadana ay kaga amar qaataan Gudoomiyaha Golaha Shacaka inta lagu jiro marxaladda kala...
Taliska Booliska oo war cusub kasoo saaray dilkii Atooraha Badda Liido
MUQDISHO (SMN) - Afhayeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed , Cabdifitaax Aaden Xasan ayaa faah-faahin ka bixiyay qaabka uu u dhacay dilka , Cusmaan Salaad Daahir (Atooraha badda), oo ahaa samfale ka tirsanaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
Taliye Cabdifataax ayaa sheegay in dilka Atooraha badda uusan ka dambayn Al-shabaab balse uu geystay marxuumka saaxiibkiis oo lagu magacaabo Shuceyb Leeleefoow, ka dib markii ay...
Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray bahda warbaahinta Soomaaliyeed
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhammaan saxafiyiinta iyo xarumaha Warbaahinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, isaga oo ku bogaadiyey shaqada wanaagsan ee ay u hayaan dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Dowladdu ay door muhiim ah siisay horumarinta iyo taabbagelinta xorriyadda saxaafadda, iyada oo dadaal ku bixisay ilaalinta xuquuqda...












