Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

People displaced by drought in Somalia seek humanitarian assistance

The number of people displaced by the ongoing drought and famine in Somalia is increasing every day with new arrivals in the main cities seeking humanitarian assistance. Humanitarian agencies say the situation could escalate if expected seasonal rains do not begin in the next few weeks. The disaster has affected over 3.5 million people, and nearly one-third of the population will...

Al-Shabaab enters town in Somalia

Somali Islamists have captured a town in the semi-autonomous central state of Galmudug, residents said, part of a string of incursions underscoring the group's gains amid divisions between the central government and its erstwhile allies in the region. The gains - in towns free of the al Shabaab insurgency for more than a decade - are evidence that the group...

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiiro cusub

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Masar iyo Norwey ay u soo magacaabeen Soomaaliya, Mudane Maxamed Al-saciid Axmed Al-baas iyo Mudane Gunner Andreas . Danjiraha dalka Masar Mudane Maxamed Al-saciid Axmed Al-baas ayaa Madaxweynaha la wadaagay farriin iyo salaan uu uga siday dhiggiisa dalkaas Mudane...

Sawirro: Madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen oo gaaray magaalada Kismaayo

KISMAAYO (SMN) -Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Magaalada Kismaanyo ee Caasimada ku-meel gaarka uah Dowlad Goboleedka Jubaland. Axmed Madoobe, Xubnaha labada golle iyo Qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada Kismaanyo ayaa Madaxweyne Cabdicasiis Lafta-gareen kuso dhoweyey Garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdule ee Magaalada Kismaanyo. Labada hoggaamiye ee Jubbaland iyo Puntland...

Guddiga xalinta khilaafaadka oo go’aan ka gaaray kursiga HOP 067

MUQDISHO (SMN) -Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Soomaaliya ayaa Go’aan ka gaaray maanta oo ay taariikhdu tahey 15/12/2021 dacwada kursi HOP 067 oo 25-kii Bishii la soo dhaafay ee November lagu doortay Magaalada Dhuusamareeb,kaas oo uu kusoo baxay Agaasimaha KMG ah ee Hay’adda NISA Yaasiin Cabdullaahi Fareey. Qoraalka Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka ayaa lagu shegay in doorashada kursigaasi loo Maray Habraacyadii...

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay madaxweynaha Jabuuti + Sawrirro

JABUUTI (SMN) -Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ku jooga dalka Djibouti ayaa la kulmay madaxweynaha Jamhuuriyadda  Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal ee walaalaha ah. Rooble ayaa madaxweyne Geelle uga mahadceliyay kaalintiisa nabadeynta iyo dowlad dhiska Soomaaliya. Ra'iisul wasaaraha ayaa Jabuuti u tegay xiritaaka madasha aragti wadaagga ee Machadka...

Taliyaha ciidamada Xoogga oo gaaray magaalada Beledweyne + Sawirro

BELEDWEYNE (SMN) - Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya Generaal Odowaa Yuusuf Raage iyo sarakiil u hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan Wafdiga Taliyaha ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Baladweyn kusoo dhaweeyey Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeeyte Cismaan iyo Saraakiisha Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ku sugan Baladweyn Ujeedka safarka Taliye Odawaa ee Magaalada Beledweyne ayaa lagu...

Sawirro: R/W Rooble oo munaasabad ballaaran uga qeyb-galay dalka Jabuuti

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Djibouti uga qeyb galay munaasabad lagu maamuusayay sanad guuradii 9aad ee aasaaskii machadka Heritage ayaa machadka ku ammaanay kaalintiisa cilmi baarista iyo doodaha wax dhisaya ee khuseeya dalka iyo guud ahaan gobolka. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sidoo kale uga mahadceliyay madaxweynaha Djibouti mudane Ismaaciil Cumar Geelle doorkiisa nabadeynta...

Taliska Booliska oo ku raad-joogo kooxo falal amni darro ka geystay Muqdisho

MUQDISJHO (SMN) - Afhayeenka Booliska, Cabdifataax Aadan Xasan oo u warramay Shabelle ayaa ka warbixiyey howl-gallada ka socda Muqdisho, isla-markaana lagu sugayo amniga caasimadda oo ay ka dhacayaan doorashada kuraas ka mid ah baarlamaanka. Cabdifataax Aadan Xasan ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada ammaanka ay haatan ku raad-joogaan illaa 7 mooto oo uu sheegay in falal ammaan darri looga geystay...

Al-Shabaab oo la wareegay deegaan ku yaalla duleedka Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ay la wareegeen deegaanka Ceeldheere oo hoostaga magaalada Dhuusameereeb. Al-Shabaab ayaa la sheegay inay gudaha u galeen deegaanka, kadibna ay qaraxyo ku burburiyeen xarumihii maamulka iyo kuwa ciidamada ee ku yaallay halkaasi. Sidoo kale Al-Shabaab ayaa shacabka isugu yeeray...

WARAR KALE

Somalia inaugurates renovated women’s mental health unit in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday inaugurated a newly renovated women's mental health unit at Lansaleeti Hospital in...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda

MUQDISHO - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xarigga ka jaray Waddada Kalkaal ee degmada Kaxda,...

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...