Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ethiopia, Somalia to Strengthen Security Cooperation

Ethiopian National Defense Force chief of staff met with his counterpart of Somalia’s armed forces yesterday to discuss security cooperation between the two neighboring nations. Ethiopian National Defense Forces Chief of Staff, General Berhanu Jula, held a meeting with Somali National Army Chief, General Odawa Yusuf Rageh, in Addis Ababa. The two chief of Staff discussed ways to strengthen the security...

Wasiirka Haweenka oo qaabishay saraakiil ka socotay Finland

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim oo uu wehliyo agaasimaha guud ee Wasaaradda, mudane Isxaaq Xaashi Jimcaale, ayaa maanta kulan kula yeeshay xafiiska Wasiirka, mas’uuliyiin ka socota safaaradda Finland ee Soomaaliya, ayagoo ka wada hadlay xoojinta wada shaqeynta labada dhinac. Qodobada kulankooda diiradda ay ku saareen ayaa waxaa kamid ahaa; xaqiijinta qoonddada...

Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Galmudug oo dib u qabsaday Camaara

Ciidamada dawladda Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedka Galmudug ayaa dib u qabsaday duhurnimadii maanta magaalada Camaara ee Gobolka Mudug, halkaasi oo muddo kooban ay saaka gudaha u galeen xoogag ka tirsana Xarakada Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in haatan ciidamada dowladda ay si buuxda gacanta ugu hayaan deegaanka Camaara oo dhaca koonfurta gobolka Mudug. Warbaahinta dawladda Soomaaliya ayaa sidoo kale tebisay in...

Golaha wada-tashiga qaran oo la kulmay wakiilada beesha caalamka

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble oo hogaaminaya xubnaha Golaha Wadatashiga Qaran ayaa shir looga hadlayo Arrimaha Geedi socodka Doorashooyinka ee Dalka ka bilowday la yeeshay Wakiiladda Beesha Calamka. Kulankan ayaa wxaa lagu soo qaaday dardar-gelinta arrimaha doorashooyinka dalka, iyo taageerada dhaqaale ee beesha caalamka ee ku aadan hirgelinta doorashooyinka 2021-ka. Golaha wada-tashiga qaran oo uu garwadeen u...

Xukuumadda Soomaaliya oo diiwaan-gelisay kiisas la xiriira Karoona

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 105 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo dhaafay, 9 qof ayaa u geeriyootay, waxaana ka bogsatay 64 ruux. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa caddeysay in xaaladaha cusub laga diiwaan...

Faah faahino kasoo baxaya weerar ka dhacay deegaanka Camaara

Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka dagaalyahanada Al-Shabaab weerar ku bilowday qarax ay ku qaadeen deegaanka Camaara ee gobolkaasi. Sida ay sheegeen qaar ka mid ah dadka deegaanka weerarka ayaa waxaa xigay dagaal toos ah oo dhex-maray ciidamada Xoogga iyo kuwa Galmudug ee ku sugnaa halkaasi. Saraakiil ka tirsan ciidamada milatariga oo weerarka, kadib la hadlay warbaahinta...

Maxaa ka soo baxay kulankii golaha wada-tashiga qaran & musharraxiinta?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada iyo Midowga Musharraxiinta ayaa ka qeyb galay casho sharaf uu u sameeyay Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye. Kulanka ayaa la isku xogwareystay xaaladda uu dalku marayo, hannaanka ay u socdaan doorashooyinka iyo sidii loo dar dargelin lahaa doorashooyinka. Sidoo kale labada dhinac ayaa isla gartay in la magacaabo guddi wadajir...

Taliyaha ciidamada Xoogga dalka oo la kulmay dhiggiisa Itoobiya

Taliyayaasha Ciidamada Militariga ee dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa Addis ababa kulan gaar ah ku yeeshay. Berhanu jula iyo Janeraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa ka wada hadlay iskaashiga labada dal ee dhinaca amniga sidii loo adkeyn lahaa. Sida ay baahisay warbaahinta Itoobiya arrinta ugu muhiimsan ee laga hadlay ay tahay sidii Soomaaliya u gaari lahayd isku-filaansho dhinaca ciidamada ah. Si kastaba,...

Somali Opposition Leaders Reject New Election Roadmap

A group of Somali opposition presidential candidates has rejected the government's plan for upcoming elections.  The rejection could result in yet another delay for the Somali polls. The opposition Council of Presidential Candidates, or CPS, released a statement Monday saying they reject a new election roadmap proposed by the federal government and regional leaders. The opposition argues that the process would...

Kenyan police nab terror suspects in coastal region

Kenyan police on Monday arrested two terror suspects in the coastal region of Mombasa, seizing two AK-47 rifles and ammunition, authorities said. Coast Regional Police Commander Manase Musyoka said the two were nabbed at the Likoni-Ferry crossing channel on the mainland side in the morning. "The detectives recovered two AK-47 rifles, mobile phones, ammunition and other items during the joint operation,"...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...