Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Guddoomiyihii maamulka deegaanka Garasbaaley oo qarax lagu dilay

Guddoomiyihii maamulka deegaanka Garasbaaley AUN Maxamed Abuukar Afrax ayuu u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qarax maanta lala beegsaday gaarigiisa. Sida ay Shabelle u xaqiijiyeen laamaha amaanka guddoomiyaha ayaa waxaa gaaray dhaawac halis ah sida laga arki karay gaarigiisa. Qaraxa ayaa waxaa lagula eegtay waaxda Fooriloow oo ah inta dhaxeysa degmada Kaxda iyo deegaanka Garasbaaley. Bishii May ee sanadkan ayey aheyd markii...

Aqriso: Habraaca doorashada Golaha Shacabka Soomaaliya

Guddiga doorashooyinka ee heer federaal ayaa maanta soo saaray habraaca doorashadda xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Halkan hoose ka aqriso:- Soomaaliya Ergada Doorashada waxaa soo xulaya Guddiga Xulista Ergada oo ka kooban oday-dhaqamcedyo iyo wakiilo ka socda bulshada rayidka oo ka wada tirsan beesha ama jifooyinka wadaaga kursiga. 2: Beel ama Jifo kasta ee wadaagta kursi waxaa xulista...

Duqa Muqdisho oo kormeer ku tegay xarumo dhowr ah + Sawirro

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray xarunta dhalashada iyo sugnaanta iyo xarunta taliska ciidanka ilaalada deegaanka ee dowlada hoose Xamar. Kormeerkan oo ahaa mid kadis ah ayaa duqa magaalada Muqdisho waxa uu u kuurgalaye howlaha kala duwan ee xarumahaasi ka socda iyo sida loogu qidmeynaayo bulshada, isagoo warbixino kala duwan...

Safiirka Soomaaliya ee Sacuudiga oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

Danjiraha Cusub  ee dowladda Federaalka Soomaaliya dhawaan u magacaawaday Sacuudiga ayaa warqadaha aqonsiga danjirenimo u gudbiyay Wasaaradda Arimaha Dibadda dalkaas Danjire Saalim Macow Xaaji ayaa waxaa waraaqaha aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay wasiir kuxigeenka wasaaradda Arrimaha dibadda u qaabilsan arrimaha baratakoolka Sayid Khaalid Bin Feysal. Munaasabadda gudbinta ayaa ka dhacday Xarunta Wasaaradda Arrimaha dibadda Sacuudiga ee Magaalada Riyaadh, waxaana goobjoog ka ahaa...

Guddiga doorashooyinka oo baaq u diray madaxda maamul goboleedyada

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Mudane Maxamed Xasan Cirro ayaa ugu baaqay Madaxda Maamul Goboleedyada kale ee aan wali soo dhameystirin doorashada xubnaha Aqalka Sare in ay xil weyn iska saaraan kasoo dhalaalidda ballamihii iyo heshiisyadii ay saxiixeen si shacabka Soomaaliyeed u helaan dawlad sharci ku dhisan islamarkaana matasha doonitaanka shacabkeeda. “Guddiga waxa uu cod dheer ugu baaqayaa Maamul Goboleedyada...

Faah faahino kasoo baxaya weerar ka dhacay gobolka Hiiraan + khasaaraha

Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ay fuliyeen dabley hubeysan uu ka dhacay qeybo ka mid ah gobolkaasi. Weerarka oo ahaa mid qorsheysan, isla-markaana lagu beegsaday dad shacab ah ayaa ka dhacay deegaanka Bacda oo hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Inta la xaqiijiyey waxaa weerarkan ku dhintay illaa 2 qof, halka...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo kulamo ka wada dalka Masar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdiga ku wehelinaya booqashada uu ku joogo dalka Masar ayaa kulan laba geesood ah la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalkaas iyo xubno ka tirsan Golahiisa Wasiirrada. Kulanka labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka soo jireenka ah iyo iskaashiga faca weyn ee ka dhexeeya labada dal iyo sidii loo kordhin...

Somali military kills Al-Shabaab members in past month

The Somali Armed Forces have killed at least 279 terrorists affiliated with the al-Shabaab terror group in the past month, a military official and state media said on Monday. The military operations also destroyed 20 hideouts and four vehicles laden with explosives, according to Somali National Television. As many as five towns and 16 villages were also liberated. The action took...

Boqolaal ciidamo Mareykan ah oo ku wajahan magaalada Kabul

Toddobaadyo un kahor inta aanay dowladda Mareykanka soo geba-gebeyn kasoo saarista militarigeeda ee dalka Afghanistan, ayaa taliyayaasha waxay boqolaal askari oo cusub u direen magaalada Kabul. Waxay shegeeen in hadafka uu yahay in diblomaasiyiinta Mareykanka iyo xulufadooda reer Afghanistan laga soo daad-gureeyo halkaas, kadib markii ay si rasmi ah ula wareegtay kooxda Taliban. Sarkaal ka tirsan wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka ayaa goor...

Wafdi uu hoggaaminayo Rooble oo u ambabaxay dalka Masar + Ujeedka

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Qaahira ee dalka Masar oo uu ku joogi doono booqasho labo maalin ah. Inta uu Rooble ku sugan yahay Masar waxa uu kulamo la qaadan doonaa Madaxda dalkaas  oo ay ka wada hadli doonaan xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo iskaashi labada dal . Masar waa dal xiriir fog...

WARAR KALE

Masar oo Xoojisay Taageerada Midnimada Soomaaliya iyo Iskaashiga Labada Dal

Muqdisho – Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika, Danjire Maxamed Kariim Shariif, ayaa booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, si loo...

Somalia, Egypt Hold Aid Talks in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief met Wednesday with a senior Egyptian official in Mogadishu to strengthen humanitarian cooperation.   The chairman of SoDMA, Mohamud...

Cirro oo La Kulmay Wasiirka Difaaca Israa’iil, Iskaashi Amni oo Cusubna ka Wada Hadlay

Tel Aviv – Wasiirka Gaashaandhigga Israaiil, Israel Katz, ayaa sheegay in muddo sannado ah ay ka sameynayeen hawlgallo taxane ah oo sir ahaa gudaha maamulka...