Southwest finalizes election of its senate seats
South West State has joined Puntland as the second state to conclude senate elections picking the last three senators today.
Among those elected are Federal Defence Minister Hassan Haji Hussein, who beat his opponent Abdirahman Mohamed Abdullahi garnering 74-14 seats.
Former Banaadir regional court judge Ali Sheikh Ga’al was the second to be elected in today’s vote. He got 68 votes...
Dowladda Shiinaha oo ka qeyb-qaadaneyso nabadda Soomaaliya
Dowlada Shiinaha ayaa sheegtay inay kaalin ka qaadan doonto dib usoo celinta nabad dalka Soomaaliya oo mudo tobanaan sano ah kusoo jiray colaado iyo kala dambeyn la'aan kadib burburkii dowladdii dhexe.
Dai Bing oo ah ku simaha safiirka Shiinaha ee Gollaha amaanka ayaa sheegay dowladdiisa ay la shaqeynayso dalalka beesha caalamka si nabad waarta iyo horumar loo gaarsiiyo dalkan dhaca...
Dibad-bax ballaaran oo maanta ka dhacay magaalada Jigjiga
Qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Caasimadda deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa saaka isugu soo baxay garoonka kubadda cagta ee magaalada jigjiga si taageero ugu miujiyaan ciidamada kala gedisan ee dagaalka kula jira jabhadda TPLF isla markaana lagu canbaareenayo gulufka Falaagada TPLF ay ku hayso deeganada dariska la ah ee Canfarta iyo Axmaarada.
Madaxda deegaanka oo ka qeyb galaya dibad...
Wararkii u dambeeyey markab ganacsi oo lagu weeraray xeebaha Soomaaliya
Burcad-badeeda Soomaalida ayaa isku dayday inay afduubto markab ganacsi oo marayay meel qiyaastii 185-KM waqooyi bari uga beegan Muqdisho.
UK-MTO oo ah ururka ganacsiga Badaha oo dalka Ingiriiska fadhigiisu yahay ayaa sheegay in markabka uu ka badbaadey afduubka burcad-badeeda.
Lama sheegin dalka laga leeyahay Markabka, balse UK-MTO ayaa sheegtay in shaqaalaha aysan waxba soo gaarin oo ay nabad qabaan.
UK-MTO ayaa ka gaabsatay...
Soomaaliya oo qeyb ka noqoneyso Sharciyada la dagaalanka Musuq-maasuqa
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka qayb galaya munaasabadda daah-furka Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka Musuq-maasuqa iyo Ku biiritaanka Sharciyada Caalammiga ah ee La Dagaallanka Musuqa.
Farmaajo ayaa sidoo kale u asteeyey 14-ka bisha August ee sannad kasta maalinta La dagaallanka musuq-maasuqa ee Soomaaliya, si loo xoojiyo dadaallada ciribtirka musuqa.
Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay yeelanaysa guddiga...
Faah faahino ka soo baxaya iska hor imaad ka dhacay Muqdisho + khasaaraha
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa is-rasaaseyn u dhexeysay ciidamada amniga iyo rag hubeysan oo maanta ka dhacday degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.
Ilo deegaanka ah ayaa sheegay in iska hor-imaadka oo ka dhacay xaafadda Ciise Cabdi lagu dilay labo nin oo la sheegay inay ahaayeen burcad dhac ka geysaneysay halkaasi.
Saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka oo aan la...
UN, AU Urge Somalia to Hold Elections Without Further Delay
The United Nations and the African Union urged Somalia on Thursday to hold already delayed national elections this October despite attempted intimidation by Islamist militants.
“Preparations for election security are key due to the continuing threat posed by al-Shabab,” U.N. Special Representative for Somalia James Swan told a meeting of the Security Council. “Al-Shabab continues terrorist attacks and insurgent operations,...
IOM launches project to strengthen consular support for migrants stranded in Libya
The International Organization for Migration (IOM) said on Friday that it's launching a project aimed at strengthening consular support for migrants stranded in Libya.
In a statement, the IOM said it is working with consular officials and migrant community leaders from Burkina Faso, Cote d'Ivoire, The Gambia, and Somalia, and that the project will "build upon the technical capacity of...
Somalia PM hold talks with Kenya Somali businessmen
Trade ties between Kenya and Somalia are expected to improve after Kenyan Somali businessmen held talks with Somalia Prime Minister Mohammed Hussein Roble.
Mr Roble, who has been in the country since Tuesday, met with the communities in Mombasa and Nairobi.
Speaking to Nation.Africa, Somali community chairman Mohammed Ibrahim said the talks will boost business relations between the two countries.
“We held...
Police detain three terror suspects in coastal Kenya
Police in Kenya's coastal city of Mombasa have detained three suspects on terrorism grounds.
The three were arrested on Wednesday on suspicion of being members of a terrorist group with networks in Uganda, Kenya, Somalia and Egypt, the police said in court documents filed on Thursday.
The trio were arraigned in a Mombasa court on Thursday with anti-terror police seeking 15...












