Puntland Accuses Federal Disaster Agency of Secretly Deploying NGOs to Regional state
GAROWE, Somalia — Puntland’s Minister of Humanitarian Affairs and Disaster Management, Ubax Abdirashid, has levelled sharp accusations against the federal Disaster Management Agency of Somalia (SoDMA), alleging that it secretly deployed aid organisations into the region without coordinating with Puntland authorities.
In an interview with Shabelle Media, Minister Ubax said SoDMA had “covertly” sent NGOs to operate in Puntland without...
Puntland oo eedeyn culus u jeedisay SoDMA
Garoowe – Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Puntland, Ubax Cabdirashiid, ayaa eedeyn culus u jeedisay Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SoDMA), iyada oo sheegay in ay si qarsoodi ah oo sharci–baalmar ah ugu soo dirtay hay’ado aan dowladda Puntland ogeyn.
Wasiir Ubax oo wareysi siisay warbaahinta Shabelle, ayaa sheegay in SoDMA “si qarsoodi ah” NGO-yo ugu dirtay Puntland, islamarkaana lagu wargelin...
COP30: Central Role of Journalism in Safeguarding Information Integrity for Climate Action Featured at UN Climate Talks
Belem, Brazil: The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has stressed the need for stronger protection of information integrity as a foundation for effective climate governance. This call comes as misinformation and disinformation, often driven by denial, deception and delay tactics, continue to undermine global climate efforts. The message was delivered by NUSOJ Secretary General Omar Faruk Osman during...
Safaaradda Mareykanka oo ka digtay suurtagalnimada jabsiga nidaamka E-Visa ee Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya — Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa sheegtay inay “la socoto” wararka sheegaya in nidaamka E-visa ee Soomaaliya la jabsaday, iyada oo xustay in weli aan la xaqiijin karin in xogta muwaadiniin Mareykan ah la xaday.
War-saxaafadeed ka soo baxay safaaradda ayaa lagu sheegay in ay si dhow ula socoto xaaladda kadib markii la soo sheegay in hackers lagu...
US Embassy Flags Possible Hack of Somalia’s E-Visa System
Mogadishu, Somalia — The US Embassy in Mogadishu said it is “aware” of reports claiming that Somalia’s e-visa system has been hacked, but noted it cannot yet confirm whether personal data belonging to American citizens was compromised.
In a statement, the embassy said it was monitoring the situation closely following reports that hackers may have accessed sensitive personal information from...
Shabelle Media Network oo ku guuleysatay Abaalmarinta Warbaahinta Ugu Wanaagsan 2025
MUQDISHO, Soomaaliya — Shabelle Media Network ayaa loo aqoonsaday Warbaahintii Ugu Wanaagsanayd ee Sanadka 2025, kadib munaasabaddii Somali Business Award oo lagu qabtay magaalada Muqdisho Khamiistii, sida ay sheegeen abaabulayaasha.
Warbaahinta Shabelle oo ka mid ah kuwa ugu saameynta badan dalka ayaa ku guuleysatay abaalmarinta ugu sarreysa ee warbaahinta, kadib cod-bixin ay sameeyeen qaban-qaabiyeyaasha, kuwaas oo tilmaamay in SMN sameysay...
Shabelle Media Network Named Best Media Outlet of 2025 in Somalia
Mogadishu, Somalia — Shabelle Media Network has been named the Best Media Outlet of 2025 at the Somali Business Award event, held on Thursday in Mogadishu, organisers said.
The influential broadcaster secured the top media honour following a nationwide public vote, with organisers citing its “consistent reporting, impactful programming and strong connection with audiences across the country.”
Shabelle, one of Somalia’s...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Gaaray Magaaladda Kampala, Uganda
Kampala, 13 Noofambar 2025 — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalo-madaxda dalka Uganda ee Kampala.
Wafdiga guddoomiyaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Entebbe kusoo dhoweeyay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Uganda, Marwo Fardowsa Maxamed Qanyare, iyo diblomaasiyiin ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee Kampala.
Inta uu...
Somalia’s Cabinet discusses security, cultural cooperation and law enforcement
MOGADISHU — Somalia’s Federal Cabinet on Thursday held its weekly meeting, approving agreements with Saudi Arabia on media and cultural cooperation, officials said.
The meeting, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, also addressed national security and preparations for upcoming local council elections in Mogadishu.
The Somali Police Chief and the Head of the Banadir Regional Police presented reports on progress...
Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay amniga, dhaqanka iyo iskaashiga caalamiga ah
MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, waxaana looga hadlay qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin amniga dalka, iskaashiga caalamiga ah iyo ilaalinta dhaqanka iyo diinta.
Shirka, oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ansixiyey heshiisyo Is-afgarad ah oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya, kuwaas oo...









