Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia’s Cabinet discusses security, cultural cooperation and law enforcement

MOGADISHU — Somalia’s Federal Cabinet on Thursday held its weekly meeting, approving agreements with Saudi Arabia on media and cultural cooperation, officials said.   The meeting, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, also addressed national security and preparations for upcoming local council elections in Mogadishu. The Somali Police Chief and the Head of the Banadir Regional Police presented reports on progress...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay amniga, dhaqanka iyo iskaashiga caalamiga ah

MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, waxaana looga hadlay qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin amniga dalka, iskaashiga caalamiga ah iyo ilaalinta dhaqanka iyo diinta.   Shirka, oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ansixiyey heshiisyo Is-afgarad ah oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya, kuwaas oo...

Somalia offers condolences to Türkiye over military plane crash

MOGADISHU, Somalia, Nov 13 — Somalia on Thursday extended its “deepest condolences and heartfelt sympathies” to the government and people of Türkiye following the crash of a Turkish C-130 military transport aircraft near the Georgia–Azerbaijan border.   In a statement, the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation said Mogadishu mourned the loss of “brave servicemen who made the ultimate sacrifice...

Soomaaliya oo tacsi u dirtay Turkiga kadib shil diyaaradeed oo oo 20 askari ku dhinteen

MUQDISHO - Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay tacsi tiiraanyo leh iyo dareen walaaltinimo oo qoto dheer kadib shilkii diyaaradda militari ee nooca C-130 ee Turkiga oo ku dhacday meel u dhow xadka u dhexeeya Georgia iyo Azerbaijan.   Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in ay ka tacsiyeynayso geerida askartii geesiyaasha ahayd...

Somalia’s Justice Minister, Regional Ministers Discuss Finalization of National Constitution

MOGADISHU – Somalia’s Minister of Justice and Constitutional Affairs, Hassan Macallin Mahmoud, held a productive meeting with constitutional affairs ministers from the federal member states to review progress in finalizing the country’s provisional constitution — a top priority for the federal government.   According to the Ministry, the discussions focused on recent milestones, including the completion of reports on Chapters 5...

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka oo Kulan Miro Dhal ah la yeeshay Wasiirada Dastuurka Dowlad-goboleedyada

MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa shir miro dhal ah la yeeshay wasiirada dastuurka ee dowlad-goboleedyada dalka, kaas oo lagu falanqeeyay geeddi-socodka dhammaystirka Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Soomaaliya.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray guulaha la gaaray ilaa hadda, kuwaas oo ay kamid yihiin in la dhammaystiray warbixinnadii cutubyada 5-aad...

Somalia’s President Visits Embassy in Algeria, Praises Diplomatic Efforts

ALGIERS – Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud visited the Somali Embassy in Algeria on Wednesday, where he was briefed on the embassy's diplomatic achievements and ongoing efforts to strengthen bilateral ties between the two nations.   The President, accompanied by Somalia's Foreign Minister Abdisalam Abdulle, met with Somali diplomats working at the embassy, led by Ambassador Yusuf Ahmed Hassan. During the...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Kormeeray Xarunta Safaaradda ee Aljeeriya

ALGERIS - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeeray Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Aljeeriya, isagoo si qoto dheer uga xog-wareystay hawlaha iyo guulaha diblumaasiyadeed ee ka socda safaaradda.   Kormeerkan ayaa ahaa mid uu ku muujinayo taageerada dowladda Soomaaliya ee ku aaddan horumarinta xiriirka labada dal, gaar ahaan ka shaqaynta sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo taageerada...

Somalia Security Officials Approve New 2025–2030 Weapons Management Strategy in Mogadishu

Mogadishu, Nov 12, 2025 — Somalia’s Office of National Security on Wednesday convened the biannual Coordination Meeting on Weapons and Ammunition Management in Mogadishu, focusing on the endorsement of the National Strategy for Weapons and Ammunition Management 2025–2030.   The meeting, chaired by National Security Advisor Ambassador Aweys Haji Yusuf, brought together senior officials including the Director General of the Ministry of...

Xafiiska Amniga Qaranka oo Muqdisho ku qabtay Shirka Isku-duwidda Maareynta Hubka iyo Rasaasta

Muqdisho, 12 Nofeembar 2025 — Xafiiska Amniga Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay Shirka Isku-duwidda Maareynta Hubka iyo Rasaasta, kaas oo lagu qabto labo jeer sannadkii, si kor loogu qaado wada-shaqeynta iyo hufnaanta maamulka hubka iyo rasaasta dalka.   Kulankan ayaa diiradda lagu saaray ansixinta Istaraatiijiyadda Qaranka ee Maareynta Hubka iyo Rasaasta ee 2025–2030, taas oo saldhig u noqon doonta...

WARAR KALE

Farmaajo oo Hambalyo u Diray Jamhuuriyadda Jabuuti

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hambalyo u diray shacabka, Dowladda iyo hoggaanka Jamhuuriyadda Jabuuti munaasabadda 27-ka Juun oo ah...

SoDMA oo sagootisay 25 sarkaal oo tababar uga ambabaxaya Shiinaha

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Wasiirrada Gargaarka ee Dowlad-goboleedyada,...

Somalia, WHO Discuss Stronger Health Cooperation at Dubrovnik Forum

DUBROVNIK, Croatia — Somalia's Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Ali (Dhaay), held bilateral talks with the World Health Organization's Regional Director for...