Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo Ka Wada Hadlay Amniga iyo Doorashooyinka

Muqdisho - Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta shir guddoomiyay kulan laba geesood ah oo u dhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Safiirrada dalalka Midowga Yurub ee Soomaaliya taageera.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha amniga, dhammaystirka dastuurka dalka, doorashooyinka tooska ah ee ka socda dalka iyo horumarka dhinaca dhaqaalaha iyo dib u habeynta dowladnimada. Ra’iisul...

Somalia, EU envoys discuss security and elections as direct voting begins in regions

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Sunday chaired a bilateral meeting between the federal government and ambassadors from European Union member states supporting Somalia, officials said.   The talks focused on security, the completion of Somalia’s constitution, ongoing direct elections, economic development and broader state-building reforms. Jama said parts of the country were holding direct elections in...

Mogadishu wakes up under curfew as security forces deploy ahead of planned opposition protest

MOGADISHU, Somalia — Residents of Somalia’s capital woke up under a de facto curfew on Saturday after federal government security forces were deployed across several districts of Mogadishu.   Heavily armed troops and military vehicles blocked major roads and sealed off key neighborhoods as authorities moved to prevent an opposition-led protest planned for the city. Reports say security forces were specifically deployed...

SouthWest State leader inspects voting as local elections underway

BAIDOA, Somalia — The interim leader of Somalia’s SouthWest State, Jibril Abdirashid Haji, on Saturday visited polling stations where “one person, one vote” elections are underway for district councils and the state’s House of Representatives.   The visit aimed to assess the progress of the electoral process, the security of polling sites, and public participation in the vote, according to officials. Jibril...

Shacabka Muqdisho oo Saakay ku Waabariistay Bandow iyo Ciidan Farabadan

Muqdisho –  Shacabka ku nool magaalada Muqdisho ayaa saakay ku waabariistay bandow, kadib markii ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya lagu arkay xaafado badan oo caasimadda ah.   Ciidamada oo wata gaadiid dagaal iyo hub culus ayaa xiray waddooyin muhiim ah iyo xaafado kamid ah magaalada, iyagoo ka hortagaya bannaanbax ay mucaaradku qorsheeyeen in maanta ay ka dhigaan Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya...

Mucaaradka oo Bannaanbax ku Qabanaya Koonis

Muqdisho – Madaxweynaha hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa shaaciyay in mucaaradku go’aansadeen in bannaanbaxa la qorsheeyay lagu qabto garoonka ciyaaraha Koonis ee magaalada Muqdisho.   Sheekh Shariif ayaa sheegay in go’aankaasi uu yimid kadib markii ay qiimeeyeen xaalado kala duwan oo la xiriira amniga, isu socodka iyo goobta ugu habboon ee lagu qaban karo mudaharaadka. https://youtu.be/bJItrPi_JA0?si=BIbpHRohOduK819r

Ugu yaraan lix qof oo lagu dilay weerar ka dhacay xadka Soomaaliya iyo Kenya

MANDHEERA - Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay, halka 10 kale ay ku dhaawacmeen weerar ay fulisay Al-Shabaab, kaasoo lala eegtay gaari rakaab ah duleedka magaaladda Mandheera ee gobolka waqooyi-bari Kenya, oo ah meel u dhow xadka Soomaaliya, sida ay booliisku xaqiijiyeen.   Weerarka ayaa ka dhacay duhurnimadii shalay deegaanka Beer-Awayon oo qiyaastii 8 kiiloomitir u jira magaalada Mandheera, kadib...

At least 6 killed in road ambush in Kenya’s border region

MANDERA, Kenya (Xinhua) -- At least six people were killed and 10 others injured on Saturday after suspected al-Shabaab militants ambushed a 14-seater passenger vehicle in Kenya's Mandera County near the border with Somalia, police confirmed.   Police said the attack occurred around midday at Beer-Awayon village, approximately 8 km from Mandera town, after gunmen intercepted the passenger vehicle and opened...

NUSOJ Raises Alarm Over Arrests and Harassment of Journalists Amid Rising Political Tensions in Mogadishu

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) expresses deep concern over a troubling pattern of arrests, intimidation and attacks against journalists operating in Mogadishu during a period marked by heightened political tensions. The incidents, all involving officers of the Somali Police Force, reflect a worsening environment for media professionals, particularly those covering sensitive developments including evolving political dynamics in...

Somali president attends Djibouti leader Guelleh’s inauguration

DJIBOUTI – Somali President Hassan Sheikh Mohamud attended the inauguration ceremony of re-elected Djiboutian President Ismail Omar Guelleh in Djibouti City on Saturday, alongside regional leaders and international delegations.   The Somali presidency said Hassan Sheikh congratulated Guelleh and the people of Djibouti, stressing the importance of strengthening the longstanding ties between the two neighbouring Horn of Africa nations. In a statement,...

WARAR KALE

Itoobiya Oo Ka Digtay Dagaal Cusub Oo Ka Qarxa Gobolka Tigray

ADDIS ABABA – Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa ka digtay suurtagalnimada dagaal cusub oo ka qarxa gobolka Tigray, kadib markii ay sheegtay in xubno mayal...

Safiirka Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

PRETORIA, Koonfur Afrika – Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Koonfur Afrika, Mudane Aadam Isaaq, ayaa maanta si rasmi ah u gudbiyay Warqadaha...

Cumar Cartan oo Loo Magacaabay Garsooridda UEFA Super Cup, Madaxda UEFA iyo CAF oo...

MUQDISHO – Garsooraha Soomaaliyeed ee heerka caalami, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa markale taariikh cusub u dhigay Soomaaliya iyo guud ahaan qaaradda Afrika, kadib markii...