Sawirro: Xaaladda musqulaha garoonka diyaaradaha Muqdisho oo laga dayriyay

MUQDISHO (SMN) - Xaalad aan caadi ahayn ayaa ka taagan garoonka diyaaradaha ee  Aadan Cadde, taas oo ku aadan musqulaha garoonka oo qaylo dhaan...

Hay’adda SoDMA oo agab waxbarasho ku wareejisay Mu’asasada Imaamu Shaafici

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA ayaa Maanta Mu'asasada Imaamu Shaafici ku wareyjisay Agab waxbarasho oo muhiim u ah ubadka...

Sawirro: Duqa magaalada Muqdisho oo wada-hadal la yeeshay safiirka Talyaaniga

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta aqalka dowladda hoose ee Xamar ku qaabilay safiirka...

Maxay ka wada-hadleen wasiir arrimo dibadeedyada Soomaaliya & Suudaan?

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa khadka teleefoonka kula xiriiray dhiggiisa Suudaan, Marwo Dr. Maryam Al-Sadiq...

Jabhadda Amxaarada oo 90-kilo mitir u jirta Magaalada Addis Ababa

ADDIS ABABA (SMN) - Ciidamada Jabhadda Amxaarada ayaa isku gadaamay xerada Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiyaha ee deegaanka Ensaro Shewa oo qiyaastii 93km u jirta...

Wasiirka gaashaandhigga oo amray in baaris lagu sameeyo eedeyntii Rooble

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa amar ku bixiyey in baaris dheeraad ah lagu...

Axmed Madoobe oo baaq ka soo saaray abaaraha ka jira Jubbaland

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa sheegay in abaaro iyo xanuuno aan la garanaynin oo ka jira qeybo kamid ah...

Somali forces carry out mine clearance Ops

Somali government forces including military, police, and security forces and Galmudug Darawish forces conducted a mine-clearing operation in the Wisil area on...

Aadan Madoobe oo hambalyo ku aadan Ciida u diray shacabka Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guud ahaan Ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka...

WARAR KALE

SoDMA Commissioner Meets with Jubaland State President Ahmed Madobe

MOGADISHU, Somalia - The Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mahamuud Moallim, recently met with Jubaland State President Ahmed Madobe.   The discussions centered...

Shirka amniga DF iyo dowlad goboleedyada oo ka furmay Dhuusamareeb + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka Amniga Federaalka, S/Guuto  Cabdulaahi  Sheelkh osmaaciil  Fartaag  ayaa maanta Magalada Dhuusamreeb ee Caasimada Dowladda Galmudug ka daahfuray shirka wadatashiga Hormarinta...

Somali National Army Neutralizes Al-Shabaab Militant in Lower Shabelle Operation

MOGADISHU, Somalia - In a successful operation conducted in the Golweyn area of the Lower Shabelle region, the Somali National Army (SNA) has eliminated...