Idiris Dhaqtar oo shaaciyay cidda ka dambeysa dhibaatada Koonfur Galbeed

MUQDISHO (SMN) - Idiris Cabdi Dhaqtar oo kamid ahaa baarlamaankii hore ee dalka ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee Koonfur Galbeed, kadib wareysi uu...

Ciidamada xoogga oo howl-gallo ka wada gobolka Shabeelaha Dhexe

JOWHAR (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howl-gallo iyo dhaq-dhaqaaqyo ka dhan ah Al-Shbaab ka wada gobolka Shabeelaha Dhexe ee HirShabelle. Taliyaha qeybta 27-Aad...

Daawo: Hub culus oo maanta lagu soo bandhigay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa maanta degmada Dayniile kusoo bandhigay hub fara badan oo ay ku jiraan hoobiyeyaal.   Afhayeenka booliska Qaasim Axmed...

Saciid Deni oo hoggaanka u hayo natiijada doorashada PUNTALND

GAROOWE (SMN) - Waxaa goordhow la shaaciyay natiijada wareegga koowaad ee doorashada madaxweynaha maamulka Puntland oo ay ku tartameen illaa 11 musharrax.   Wareeggan waxaa kasoo...

R/W Rooble oo xalay kulan la qaatay madax goboleedyada dalka

Muqdisho (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS ayaa caawa guddoomiyay kulan ay habka fogaan aragga ku yeesheen Golaha Wadatashiga Qaranka oo diiradda lagu saaray daahfurnaanta...

Sawirro: Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray degmada Afmadow + Sawirro

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta gaaray Degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose oo kamid ah meelaha ay ku dhufteen...

Dibadbax rabshada wata oo ka dhacay magaalada Muqdisho + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Dadweyne ka careysan xarigga loo geystay Jeneraal Sheegow Axmed Cali ayaa haatan banaanbax ka wada gudaha magaalada Muqdisho.   Dibadaxa ayaa waxaa dhigaya...

Madaxweyne Deni oo ka hadlay dagaalka Boosaaso, kadibna ku baaqay Nabad

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inuu diyaar u yahay xal nabadeed in lagu dhammeeyo colaaddii maalmahan ka taagnayd magaalada...

Madaxweynaha Ruushka oo warqadaha ka guddoomay safiirka Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha wadanka Ruushka Vladimir V. Putin ayaa warqadaha aqoonsiga danjire-nimo ka guddoomay safiirka Cusub ee ay Soomaaliya u magacowday dalkaasi Mudane...

DF oo sheegtay in Al-Shabaab khasaare lagu gaarsiiyay dagaalkii Awdheegle

AWDHEEGLE (SMN) - Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin dheeraad ah ka bixisay weerar iyo dagaal toos ah oo saaka ka dhacay degmada Awdheegle ee gobolka...

WARAR KALE

Somalia and Kenya conclude a two-day Joint Commission for Cooperation (JCC) meeting.

Nairobi, Kenya - Today, Prime Minister Hamza Abdi Barre delivered a keynote address at the bilateral meeting of the Kenya-Somalia Joint Commission for Cooperation...

Somalia’s Auditor General Leads Delegation at 20th Afrosaie Governing Board Meeting in Uganda”

KAMPALA, Uganda - The Auditor General of the Federal Republic of Somalia, Avv. Ahmed Gutale, recently led a delegation to Kampala, Uganda, to participate...

Strengthening Ties: Somali PM Meets with Kenyan Deputy President in Nairobi

NAIROBI, Kenya - In a historic diplomatic engagement, the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre, met with Kenya's...