Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Kheyre oo ka hadlay dhammaadka muddo xileedka Madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isagoo diiradda saaray dhammaadka muddo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir wadatashi ku casuumey Mucaaradka Soomaaliya

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii u dambeeyey...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Maajo

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Shaqaalaha...

Soomaaliya oo Muqdisho ka xustay Maalinta Shaqaalaha Adduunka

Muqdisho – Kusimaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali, ayaa  ka...

Jubbaland oo kumanaan ciidan kusoo bandhigtay duleedka degmada Beled-Xaawo

Beled-Xaawo - Maamulka Jubbaland ayaa duleedka degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo kusoo bandhigay kumanaan ciidamo ah oo aad u hubeysan, kuwaas oo la sheegay...

Trump oo mar kale weerar afka ah ku qaaday Soomaaliya iyo Ilhan Omar

Washington – Madaxwaynaha dalka Maraykanka, Donald Trump, ayaa mar kale hadallo dhaliil iyo weerar afka ah ku qaaday Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay waddan ay...

Soomaaliya oo gashay wejiga tijaabada nidaamka lacag-bixinta duulista hawada

Muqdisho - Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Faarax Nuux, ayaa si rasmi ah u shaaciyay in dalku galay wejiga...

Safiirka Ingiriiska oo sheegay in Muqdisho ay kamid tahay goobaha ugu Khatarta Badan Caalamka

Muqdisho - Safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Charles King, ayaa maqaal uu qoray ku faahfaahiyey caqabadaha amni iyo nolosha adag ee uu ku...

Ciidamada Pakistan oo Dilay 13 Dagaalyahan ka dib Hawlgallo ka Dhacay Xadka Afghanistan

Islamabad – Ciidamada Pakistan ayaa sheegay inay dileen 13 dagaalyahan kadib laba howlgal oo kala duwan oo ka dhacay waqooyi-galbeed ee dalka, meel u...

In ka badan 80 askari oo Congo ah oo maxkamad la soo taagay

Kinshasa – Maxkamad milatari oo ku taalla bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa la soo taagay 84 askari oo lagu eedeeyay inay ka...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...