ECOWAS oo si kulul u cambaareysay weerarro gilgilay dalka Mali
Galbeedka Afrika - Ururka Dhaqaalaha Dalalka Galbeedka Afrika (ECOWAS) ayaa si adag u cambaareeyay weerarro argagixiso oo isdaba joog ah oo Sabtidii ka dhacay...
Siyaasiyiintii ku siyaasadda ahayd Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka baxaya safkiisa
Muqdisho - Lataliyihii sare ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Nuur, ayaa maanta si rasmi ah uga dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu...
Jubaland oo dhaq-dhaqaaq Ciidan ka billowday gobolka Gedo
DOOLOW - Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Dowladda Jubbaland ee gobolka Gedo, Jenaraal Cabaas Aadan Gurey, ayaa fayl guud kula hadlay cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawiishta,...
Farmaajo oo taageeray baaq ku saabsan doorka dhaqanka ee xalinta khilaafaadka siyaasadeed
Muqdisho - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si rasmi ah u taageeray baaq kasoo yeeray madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh...
Wafdi uu hoggaaminayo Aadan Madoobe oo gaaray Baydhabo
Baydhaba - Magaalada Baydhabo ayaa maanta lagu soo dhoweeyay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna musharrax madaxweyne ee...
Midowga Afrika oo si kulul u cambaareeyay weerarrada ka dhacay Maali
Addis Ababa - Ururka Midowga Afrika ayaa si adag u cambaareeyay weerarro ka dhacay dalka Maali, kuwaas oo lagu tilmaamay kuwo khatar weyn ku...
Munaasabad Dhaqan oo Muqdisho Ka Dhacday oo Mideysay Madaxda Dowladda iyo Mucaaradka
Muqdisho, Soomaaliya — Magaalada Muqdisho ayaa maanta martigelisay munaasabad dhaqan oo si weyn loo soo agaasimay, taas oo ay si wadajir ah uga qeyb...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqday dalka Cumaan
Muscat Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa wadahadallo rasmi ah la yeeshay Mudane...
Soomaaliya oo heshiis la saxiixatay CIVIC si loo xoojiyo ilaalinta rayidka xilliyada hawlgallada ciidan
MUQDISHO — Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku saxiixay heshiis is-afgarad oo lala galay Xarunta Ilaalinta Rayidka...
Abaarta ayaa barakicisay 62,000 oo Soomaali ah iyadoo IOM ay ka digayso dhibaatooyinka sii...
MUQDISHU - Ugu yaraan 62,000 oo qof ayaa ku barakacay abaaro ku nool shan degmo oo ka tirsan Somalia tan iyo bilowgii sannadka 2026-ka,...















