Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

NISA oo sheegtay in howlgal ay ku dishay 33 xubnood oo ka tirsanaa kooxda...

Muqdisho  – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibo caalami ah, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Guulane ee gobolka Shabeellaha...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeer shaqo ku tagay Bardaale iyo Awdheegle

Bardaale, Gobolka Bay – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, oo ay wehliyeen Taliyaha Taliska Tababarka XDS, S/Guuto Axmed Ciise Axmed,...

Wasiirka Amniga Gudaha oo tababar usoo xiray qaar ka mid ah Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Muqdisho  – Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababar loo...

Fursad Cusub: Somnet Telecom oo Soo Kordhisay ‘Adeegga Mudnaan’ oo aad kaga shuban karto...

Shirkada Isgaarsiinta Jiilka Cusub ee Somnet Telecom oo ah shirkadii ugu horeysay ee 4G Mobile internet dalka keentay haddana bixisa 5G internet ayaa waxa...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐧𝐚𝐚𝐡𝐢𝐣𝐭𝐚

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay...

Iran oo cambaareysay tallaabo Israel ee Somaliland

Tehraan - Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Iran, Esmaeil Baghaei, ayaa si kulul u cambaareeyey Xad-gudubka joogtada ah ee Maamulka Israel ku hayo...

Afar qof oo muhaajiriin ah oo laga soo badbaadiyay badda Mediterranean-ka geystay

Tripoli – Afar qof oo tahriibayaal ah ayaa laga soo badbaadiyay badda Mediterranean-ka kadib in ka badan shan maalmood oo ay ku jireen xaalad...

Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay dastuurka iyo muddada xilka dowladda

Muqdisho – Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka, Xasan Cali Kheyre, ayaa sheegay in dastuurka hadda jira uu yahay mid ay Soomaali ku heshiisay, islamarkaana...

Wasiirka Amniga Gudaha oo la kulmay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

Muqdisho - Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya...

Soomaaliya oo dib u soo celisay xiriirka Sri Lanka

Colombo, Sri Lanka – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, H.E Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowaa, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamse oo bogaadiyey waxqabadka Xukuumaddiisa

Muqdisho -  Munaasabadda sannadlaha ah ee Banbaxa Golaha Wasiirrada, oo uu Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, kula xisaabtamo Wasaaradaha iyo...

Xoghayaha Guud ee Xoghayaha Dunida Islaamka oo la kulmay culimo sare oo Soomaaliyeed

Muqdisho - Xoghayaha Guud ee Ururka Caalamiga ah ee Dunida Islaamka (MWL), ahna Guddoomiyaha Ururka Culimada Islaamka, Sheekh Dr. Maxamed bin Cabdulkarim Al-Ciisa, ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo sagootiyay Safiirka Türkiye ee Soomaaliya

Muqdisho -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee Jamhuuriyadda Türkiye u...