Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Mucaaradka iyo Odayaasha Hawiye oo Muqdisho Ku Kulmay, Xiisadaha Doorashada oo Laga hadlay

Muqdisho, April 20, 2026 – Hoggaamiyeyaasha mucaaradka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay odayaasha dhaqanka ee beelaha Hawiye, iyagoo ka wada hadlay xiisadaha...

Musharrax Cusmaan Cadaawe oo kulamo siyaasadeed ka bilaabay Hir-shabelle

 Muqdisho - Musharrax Madaxweyne Hir-shabelle Cusmaan Maxamuud Cadaawe ayaa kulan muhiim ah waxa uu la qaatay siyaasiyiin kasoo jeedda deegaanada Hir-shabelle. Kulankan oo ku qabsoomay hoygiisa...

Ra’iisulwasaarihii hore oo sheegay in dalka uu qarka saarayahay kala tag

Muqdisho - Ra’iisulwasaarihii hore Maxamed Xuseen Rooble oo shir jaai’d qabtay ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka uu maraya ayaa waxa uu sheegay...

Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo qadka taleefanka ku wada hadlay

Muqdisho - Madaxweynihii hore ee dalka, Shariif Sheekh Axmed, ayaa la sheegay inuu diiday codsi uga yimid Madaxweynaha hadda talada haya, Xasan Sheekh Maxamuud,...

Turkiga oo shaaciyay in uu xoojinayo taageerada Soomaaliya ee la dagaalanka kooxaha hubeysan

Muqdisho - Dowladda Turkiga ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaacisay in ay si toos ah u taageeri doonto dadaallada lagula dagaallamayo...

Taliska La-dagaalanka Argagixisada oo guulo ka sheegay hawlgal ay sameeyeen

Muqdisho - Taliska La-dagaalanka Argagixisada ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, oo ka duulaya xog sirdoon, ayaa hawlgal qorsheysan oo lagu magacaabay “WAABARI” ka fuliyay deegaanka...

Maydad tahriibayaal ah oo laga helay xeebaha Liibiya iyo qaar Soomaali looga shakisan yahay

Zuwara - Ugu yaraan 17 mayd oo la rumeysan yahay inay yihiin tahriibayaal ayaa laga soo saaray xeebaha u dhow magaalada Zuwara ee galbeedka...

Puntland oo soo saaray xeer ku saabsan dhismaha Maxkamadda Sare iyo Maxkamadda Darajada 1-aad...

Garoowe — Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.008 oo ku saabsan dhismaha Maxkamadda Sare iyo Maxkamadda Darajada 1-aad...

Abiy Axmed oo sheegay in Nabadda Geeska Afrika ku xiran tahay Itoobiya oo hesha...

ADDIS ABABA - Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa markale ku celiyay mowqifkiisa ku aaddan muhiimadda ay leedahay in dalkiisu helo marin badeed, xili...

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka oo khudbad muhiim ah ka jeediyay shirweynaha Baarlamaanada...

Istanbul - Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa maanta khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamse oo bogaadiyey waxqabadka Xukuumaddiisa

Muqdisho -  Munaasabadda sannadlaha ah ee Banbaxa Golaha Wasiirrada, oo uu Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, kula xisaabtamo Wasaaradaha iyo...

Xoghayaha Guud ee Xoghayaha Dunida Islaamka oo la kulmay culimo sare oo Soomaaliyeed

Muqdisho - Xoghayaha Guud ee Ururka Caalamiga ah ee Dunida Islaamka (MWL), ahna Guddoomiyaha Ururka Culimada Islaamka, Sheekh Dr. Maxamed bin Cabdulkarim Al-Ciisa, ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo sagootiyay Safiirka Türkiye ee Soomaaliya

Muqdisho -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee Jamhuuriyadda Türkiye u...