Masar oo riixeysa wada-xaajood si loo joojiyo xiisadda Iran iyo Maraykanka
Cairo - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Egypt, Badr Abdelatty, ayaa sheegay in dalkiisa uu sii xoojinayo dadaallada dhexdhexaadinta ee u dhexeeya Iran iyo Mareykanka,...
Mas’uuliyiin tirsan dowlada oo booqday Taliyihii hore ee Asluubta
Muqdisho - Wasiirka Cadaaladda Xasan Macalin iyo Taliyaha loosoo magacaabay Taliska Asluubta Gen Xaamud ayaa goordhow gurigiisa ku booqday Taliyaha Xabsi guriga ah Gen...
Kenya oo Dishay Laba Ka Tirsan al-Shabab Weerar Ka Dhacay Xadka Soomaaliya
NAIROBI - Ciidamada ammaanka ee Kenya ayaa dilay laba qof oo looga shakiyay inay ka tirsanaayeen kooxda al-Shabab, halka ay dhaawaceen tiro kale oo...
Iran oo ku baaqday isbahaysi amni oo cusub oo Bariga Dhexe ah
Tehran- Iran ayaa ku baaqday in dalalka Bariga Dhexe ay sameystaan isbahaysi cusub oo amni iyo militari, kaas oo ka madax bannaan Mareykanka iyo...
Xisbiga Himilo Qaran oo cambaareeyay xabsi guri iyo qafaal siyaasadeed
Muqdisho - Xisbiga Himilo Qaran ayaa si adag u cambaareeyay xabsi guri iyo qafaal siyaasadeed oo loo gaystay taliyihii ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas...
Golaha Wasiirrada oo xilka ka qaaday Taliyihii Ciidanka Asluubta
Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyagoo ka hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha...
Xoghayihii Guud ee Xisbiga JSP oo is casilay
Muqdisho – Xoghayihii Guud ee Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu iska casilay xilkii iyo...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ka hadlay horumarka Qaabdhismeedka Amniga Qaranka
Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo bandhigay...
Maamulka Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay go’aanno cusub oo la xiriira doorashooyinka
Baydhabo – Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay go’aanno cusub oo la xiriira hannaanka doorashooyinka, gaar ahaan doorashada madaxtinimada maamulkaasi.
Maamulka ayaa sheegay...
Gudiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed oo kulan la yeeshay Odeyaasha Dhaqanka
Baydhabo – Gudiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan wada-tashi ah la yeeshay Odeyaasha Dhaqanka, kaas oo...















