Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasiirka Warfaafinta oo Qaabilay Sii-hayaha Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Muqdisho – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii-hayaha Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...

Tababar Aqoon Is-Weydaarsi ah oo ku Saabsan Baarista U Hoggaansanaanta Sharciga oo ka Furmay...

Ankara – Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Maxkamadda Xisaabaadka Turkiga ayaa si wadajir ah magaalada Ankara uga furay tababar aqoon is-weydaarsi...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hoygiisa ku qaabilay Isimada Puntland

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hoygiisa ku qaabilay, kulan casho ahna kula qaatay qaar ka mid...

Soomaaliya oo si Rasmi ah u Gudbisay Axdiga Afrika ee Xuquuqda iyo Daryeelka Carruurta

Addis Ababa - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta si rasmi ah u gudbisay nuqulka Axdiga...

Xisbiga Himilo Qaran oo Ka Digay Dhammaadka Muddo-xileedka Hay’adaha Dastuuriga ah

Muqdisho – Xisbiga Himilo Qaran ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu si adag ugu sheegay in uu dhammaaday muddo-xileedkii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BJFS), taasoo uu...

Wafdi ka socda QM oo gaarey magaaladda Baydhabo

Baydhabo, Abriil,14,2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi sare oo ka socday...

Kumaandooska Danab iyo Ciidanka Jubaland oo howlgal ka fuliyay Jubbooyinka

MUQDISHO - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Amniga Jubbaland, ayaa howlgal ballaaran ka wada deegaanno ka tirsan Gobollada Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe.   Howlgalladan...

Muddo xileedka Baarlamaanka Soomaaliya oo Dhammaaday iyo Khilaaf Siyaasadeed oo Sii Xoogeysanaya

Muqdisho  – Waxaa maanta si rasmi ah u dhammaaday muddo-xileedkii afarta sano ee Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo dalka uu galay marxalad...

Farmaajo oo sheegay in dalka uu galay marxad Halis ah

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mohamed Abdullahi Farmaajo, ayaa ka digay in dalka uu galay marxalad halis ah oo saameyn ku yeelan karta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wafdi heer sare ah oo ka socday Shiinaha

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la kulmay wafdi heer sare ah oo ka socday Dowladda Shiinaha, isagoo kala hadlay...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamse oo bogaadiyey waxqabadka Xukuumaddiisa

Muqdisho -  Munaasabadda sannadlaha ah ee Banbaxa Golaha Wasiirrada, oo uu Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, kula xisaabtamo Wasaaradaha iyo...

Xoghayaha Guud ee Xoghayaha Dunida Islaamka oo la kulmay culimo sare oo Soomaaliyeed

Muqdisho - Xoghayaha Guud ee Ururka Caalamiga ah ee Dunida Islaamka (MWL), ahna Guddoomiyaha Ururka Culimada Islaamka, Sheekh Dr. Maxamed bin Cabdulkarim Al-Ciisa, ayaa...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo sagootiyay Safiirka Türkiye ee Soomaaliya

Muqdisho -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah la qaatay Safiirka sii baxaya ee Jamhuuriyadda Türkiye u...