Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Ka Qaybgalay Kulan Ku Saabsan Doorka Haweenka
Muqdisho – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulkadir Elmi, ayaa ka qaybgalay kulan muhiim ah oo looga hadlay doorka...
Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka Wada Hadlay Adkaynta Iskaashiga Kheyraadka Badda iyo Amniga
MUQDISHO — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay Ergeyga Gaarka...
Gollaha Wasiirada oo xilka ka qaadey agaasimaha Hey’adda Socdaalka Soomaaliya
MUQDISHO - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda,...
Iran iyo Mareykanka Oo Isku Hanjabaya Go’doomin
Tehran/Washigton - Milateriga Iran ayaa sheegay in go’doominta ay ku dhawaaqeen maraakiibta Mareykanka ee ku sugan biyaha caalamiga ah ay tahay sharci darro, isla...
Guddoomiye Muungaab oo ka hadlay lahaanshaha Muqdisho
Muqdisho - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay tahay hanti ay si wadajir...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo ka qeyb galay sanadguurada 66-aad ee Ciidanka Xoogga...
Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qeyb galay munaasabad lagu maamuusayay sanadguurada 66-aad ee ka soo...
Hoggaamiyaha KMG ee Koonfur Galbeed oo kulan amni la yeeshay saraakiisha sare
Baydhaba - Hoggaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay saraakiisha amniga...
Madaxweynihii hore oo hambalyo u diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hambalyo qiimo badan u diray dhammaan geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyey kulanka Guddiga Joogtada ah
MUQDISHO - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay yeesheen Guddiga Joogtada...
Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay xuska 66-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada ka soo wareegtay aasaaska...















