WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Is-miidaamin ka dhacday Baydhabo iyo wararkii ugu dambeeyey

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamiin ahaa oo barqanimadii maanta ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada...

Waaberi iyo Dharkenley oo ku baratamay tartan aqooneedka Shabelle

Degmooyinka Waaberi iyo Dharkenley ee gobolka Banaadir ayaa xalay ku baratamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle.

Turkish Red Crescent donates 700 food parcels in Somalia

The Turkish Red Crescent on Sunday distributed food parcels for people in need in Somalia's capital Mogadishu. "The Turkish...

Dowladaha Jabuuti iyo Itoobiya oo kala saxiixday heshiis Millateri

Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca Qaranka Itoobiya General Berhanu Jula, ayaa la kulmay dhigiisa Jabuuti General Sakariya iyaga oo ka wada hadlay...

AU mission congratulates Somalia on 62 years of independence

The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia and Head of AMISOM, Ambassador Francisco Madeira, has...

Uhuru Delivers Warning to Somalia in Border Visit

President Uhuru Kenyatta has told Somalia that Kenya has no plans to back down in its quest to secure its maritime border. Speaking in Boni...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku wajahan magaalada Nairobi

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa saacadaha soo socda ku sii jeeda gudaha magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, sida uu shaaciyey afhayeenka xukuumadda. Rooble ayaa wada-hadallo...

MW Saciid Deni oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada Puntland

Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay todobaadkan Amniga, Caabuqa Covid-19, xaaladda Gobollada iyo Doorashooyinka iyo...

Maxkamadda ciidamada Puntland oo xukuntay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Maxkamadda Ciidamada Qalabka ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku ridday 8 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab.

WARAR KALE

Sawirro: Ra’iisul waaraha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay magaalada Nairobi

NAIROBI (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminaayo, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka...

Hey’adda SoDMA oo 500 oo qoys gargaar ugu qeybisay degmadda Cabdicasiis

MUQDISHO (SMN) - Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta 500 oo qoys waxa ay gargaar mucaawino ah ugu qaybisay degmada Cabdicasiis...

DF Soomaaliya oo ku baaqday in laga fogaado hareeraha Wabiga Shabeelle

MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku sheegtay warbixin ay soo saartay in Wabiga Shabeelle, dhanka Beledweyne uu...