WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Taliyaha ciidamada Xoogga dalka oo gaaray Buulo-Burte + Ujeedka

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Genaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta gaaray dagmada Buulo-Burte ee gobolka Hiiraan, halkaas oo si wey loogu...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku wajahan magaalada Nairobi

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa saacadaha soo socda ku sii jeeda gudaha magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, sida uu shaaciyey afhayeenka xukuumadda. Rooble ayaa wada-hadallo...

MW Saciid Deni oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada Puntland

Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay todobaadkan Amniga, Caabuqa Covid-19, xaaladda Gobollada iyo Doorashooyinka iyo...

DF Soomaaliya oo guddoontay qalab caafimaad + sawirro

Wasaaradda Gargaarka iyo Kahortagga Musiibooyinka XFS ayaa maanta Guddoontay agabka loga  Kahortagayo  Covid19  oo ay ku deeqday Dowladda Jibuuti. Munaasabadda Wareejinta Agabkan...

MW Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda dhaarinta guddiga madaxa bannaan ee la dagaallanka...

 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo goobjoog u ahaa Munaasabadda Dhaarinta Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka Musuqmaasuqa ayaa...

Sawirro: Ra’iisul Wasaare Rooble oo qaabilay Madaxweynaha Puntland

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan soo dhaweyn iyo is xog-wareysi ah la yeeshay Madaxweynaha Puntland Mudane...

Maxay ka wada-hadleen James swan iyo wasiirka haweenka Soomaaliya?

Wakiilka Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa kulan aaladda fogaan aragga ah la qaatay Wasiirka Haweenka ee Xukuumadda...

Ra’iisul wasaare Rooble oo qaabilay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Kulanka Ra’iisul Wasaaruhu la qaatay Danjire Yamamoto, ayaa looga hadlay xiriirka labada dal iyo sii xoojintiisa, arrimaha doorashooyinka dalka, la dagaallanka argagixisada...

Ciidanka ammaanka oo gacanta ku dhigay mid ka mid ah rag dil ka geystay...

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil ay xalay kooxo hubeysan ka geysteen qeybo ka mid ah degmada Dayniile ee...

WARAR KALE

Somali Defense Ministry Investigates Diversion of Rations for Elite Danab Forces

MOGADISHU, Somalia  - In a significant development, the Somali Defence Ministry has confirmed the diversion of rations intended for the elite US-trained Danab forces,...

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Tansaaniya

DAARUSALAAM (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey dalka Tansaaniya halkaas oo xarun u ah...

Somali Government Claims Victory in Anti-Al-Shabaab Operations

MOGADISHU, Somalia - The Somali government has announced a significant victory in its ongoing battle against the al-Shabaab, reporting the killing of over 70...