WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda magaalada Beledweyne

Odayaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay ku guulaysteen inay kala qaadaan ciidammadii is diidanaa ee isku hor fadhiyay magaalada Baledweyne. Todobaadkii hore ayey...

Dayniile oo u gudubtay wareega saddexaad ee tartan aqooneedka Shabelle

Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay degmooyinka Dayniile iyo Howlwadaag oo ka wada tirsan gobolkan Banaadir,...

Wasaaradda caafimaadka oo warbixin cusub kasoo saartay kiisaska Covid-19

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay in Feyruska...

Baarlamaanka HirShabelle oo isku diyaarinaya doorashada aqalka sare

Baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa haatan isu diyaarinaya in maalmaha soo socda uu doorto xubnaha ku metalaya aqalka sare ee Soomaaliya. Sidoo kale waxaa la diiwaan-geliyay...

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka oo soo dhaweeyey heshiiskii Muqdisho

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinku wuxuu soo dhoweynayaa Heshiiska Golaha Wadatashiga Qaranka ay ka gaareen hannaanka doorashooyinka dalka, heshiiskaas oo uu shir guddoominayey Ra’iisul...

UN says fighting displaces thousands in central Somalia

The United Nations humanitarian agency said Monday that violence in the central Somali town of Wisil Sunday has displaced thousands of people...

Taliyaha ciidanka Booliska oo magacaabis sameeyey

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa isbedel ku sameeyey Afhayeenkii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Taliye Xijaar ayaa afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed U...

WARAR KALE

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo boolis ah u dirtay Sh/Dhexe + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ciidamo Daraawiish ah u diray gobolka Sh/Dhexe si ay u kala dhex-gala beelo ku dagaalamay tuullooyin...

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah + Sawirro

MUQDISHO (SMM) - Agasimaha Guud Ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Somaliya Mudane Bashiir Macallim Cali ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay...

Somalia: We reject memorandum of understanding that Ethiopia signed with “Somaliland”

MOGADISHU - The Somali Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Ahmed Moalim Faqi Ahmed, stressed the importance of Arab solidarity and support for...