Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Maxkamada degmada Gaalkacyo oo xukun adag ku ridday saddex ruux

Maxkamada darajada koowaad ee degmada Gaalkacyo ee Puntland ayaa xukun isugu jira ganaax lacageed iyo xabsi ku riday saddax ruux oo ku eedeeysnaa ka...

Wasiirka shaqada & arrimaha bulshada oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo booqasho ku jooga magaalada Qaahira ayaa kulan gaar ah...

Puntland oo war kasoo saartay xiisada ka taagan Villa Soomaaliya

Puntland waxay ku boggaadinaysaa Ra'iisul Wasaaraha XFS doorkiisa hoggaamineed ee Dalka, gaar ahaan waajibaadka amniga Qaranka, hirgelinta doorashada iyo hogaaminta Golaha Wadatashiga Qaranka. Puntland waxay...

Cali Guudlaawe oo baaq u diray beelaha ku dagaalamaya Hiiraan

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka kabxanlay ee waqooyiga Magaalada Baledweyne. Cali Guudlaawe...

Maxay ka wada-hadleen Rooble & taliyeyaasha ciidamada dowladda

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay taliyeyaasha Ciidammada Qalabka sida ee dalka oo uu kala hadlay xoojinta amniga...

Somali premier suspends intelligence chief; president objects

Somalia's prime minister on Monday suspended the intelligence chief, a move the president called unconstitutional. The dispute over Fahad Yasin, the director of Somalia's National...

Jubbaland oo war kasoo saartay xiisadda ka taagan Villa Soomaaliya

Qoraal ka soo baxay madaxtooyada maamulka Jubbaland ayaa waxaa looga hadlay xiisadda siyaasadeed ee ka dhex-qaraxday hoggaanka sare ee Villa Soomaaliya. Ugu horreyn Jubbaland ayaa...

Shirkada Samsung oo xafiis toos ah ka furatay Somalia gaar ahaan Muqdisho .

Daahfurka Samsung soomaaliya waa waji cusub oo hormar leh oo uu kutilaabsanayo ganacsiga soomaaliya, maadaama samsung ay kamid tahay shirkadaha ugu waaweyn ee caalamka...

Dhalinyaradii afduubka loogu haystay magaalada Beledweyne oo la sii daayey

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in la sii daayay sedex nin oo dhalinyaro ah oo maalmihii la soo...

Taliye Xijaar oo shir isugu yeeray saraakiisha booliska Soomaaliya

Taliyaha ciidamada booliska Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa shir deg deg ah isugu yeeray saraakiisha laamaha amniga ee magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Shirkan oo...

WARAR KALE

Somalia: Pirates seize commercial cargo ship

MOGADISHU, Somalia - An unnamed cargo ship has been seized by armed pirates off the coast of Somalia, international monitors said on Monday.   UK Maritime...

Somali National Arrested Near India-Nepal Border In Bihar

Motihari: Security forces apprehended a foreign national near the India-Nepal border in Bihar's Motihari district on Monday.   The African national, identified as Kafi Ali Hasi, claimed...

Burcad-badeeda oo Markab ku afduubey xeebaha dalka Soomaaliya

MUQDISHO - Markab xamuul ah ayaa Isniintii lagu afduubtay meel ka baxsan xeebaha Soomaaliya, kaddib markii siddeed nin oo hubeysan ay fuuleen markabka, gacantana...