Rooble oo shaqo joojin ku sameeyey agaasimaha guud ee NISA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqada ka joojiyay Agaasimihii Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.
Rooble...
NISA head reacts to PM’s call for a report in Ikran’s case
Somalia intelligence director Fahad Yasin sent a letter directly to the President and the Prime Minister as well the to the speaker of the...
PM meets with Ikran’s family at his office
The Prime Minister of Somalia, Mohamed Hussein Roble, today met with the family of Ikraan Tahliil Farah who was reportedly killed in an unknown...
Concerns on civilian safety fuel Somalia’s stance on Amisom
Somalia will this week expect a report from a team appointed by Prime Minister Hussein Roble to investigate circumstances under which seven people were...
Fahad Yaasiin oo u jawaabay ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa Email toos ah u diray Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisul-wasaaraha, isagoona kaga hadlay sida uu doonayo...
Ra’iisul wasaaraha XF Soomaaliya oo kulan la qaatay qoyska Ikraan Tahliil Faarax
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay qoyska Ikraan Tahliil Faarax oo ay wehliyaan Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi iyo xubno...
Guddiga xallinta khilaafaadka oo doortay guddoomiye cusub
Xubnaha guddiga xallinta khillaafaadka doorashooyinka ee heer federaal ayaa maanta doortay guddoomiye cusub ka dib doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho.
Kulanka waxaa soo xaadiray 18-xubnood,...
Cabdi Xaashi yo Mahdi Guuleed oo heshiis ku gaaray magaalada Muqdisho
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra'iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Guleed ayaa maanta heshiis ka gaaray khilaafkii muddada ka...
HirShabelle oo faah faahin ka bixisay weerarkii xalay ka dhacay Jowhar
Wasaaradda amniga HirShabelle ayaa warsaxafadeed kasoo saartay weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal oo xalay ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Jowhar ee maamulkaasi.
Qoraal kasoo...
Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb-galeyso dalka Masar
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya , Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa ka qeybgalaya shir-weynaha arrimaha Shaqada iyo Shaqaalaha waddamada Carabta ,...












