NISA says Ikran Tahlil is dead
Ikraan Tahliil Farah, a member of the National Intelligence and Security Agency, who has been missing since 26/6/2021 is not alive.
Following a lengthy investigation...
A member of Somali team in maritime case dies in Mogadishu
Eng. Mohamed Omar Salihi, a key member of Somalia’s legal team involved in the maritime case between Somalia and Kenya at the ICJ has...
Estonian diplomat leading EU’s embassy in Somalia
Estonia's former ambassador to the UK Tiina Intelmann is now leading the European Union embassy in Somalia. Intelmann is the third Estonian to lead...
1st batch of Turkey-trained female Somali commandos arrive in Mogadishu
A Turkish military aircraft carrying the first batch of Somali female police commandos, who underwent special training in Turkey, landed at the Adan Adde...
NISA oo shaacisay in Ikraan Tahliil ay u gacan gashay Al-Shabaab, kadina la dilay
Hay'adda nabad sugida Soomaaliya ayaa war cusub kasoo saartay kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo nolol iyo geeri lagu la'aa, waxaana NISA ay shaacisay inay...
Soomaaliya oo gaadiid iyo agab caafimaad kala wareegtay IGAD
Urur-Gobaleedka IGAD oo kaashanayso Midowga Yurub, ayaa maanta ku wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Soomaaliya agab caafimaad oo isugu jira daawooyin iyo...
Guudlaawe oo la filayo inuu shaaciyo liiska musharixiinta Aqalka Sare
Madaxweynaha HirShabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa haatan wada kulamadii ugu dambeeyey ee u diyaar garowga qabashada doorashada golaha aqalka sare ee maamulkaasi.
Cali Guudlaawe...
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Injineer Saalixi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...
Muuse Biixi Cabdi oo isku shaandheyn ku sameeyey xukuumaddiisa
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyey xukuumaddiisa, kadib wareegto uu soo saaray.
Wareegtada ayaa sameyn ku yeelatay xubno kala duwan,...
Injineer Saalixi oo ka tirsanaa guddiga dacwadda badda oo geeriyooday
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa Shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyey geerida Alle ha u naxariistee ENG Maxamed Cumar Saalixi oo maanta...












