Somalia foreign minister holds phone talks with his Oman counterpart
The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Mohamed Abdirisak on Thursday, made a telephone call with his Omani counterpart Badr bin Hamad bin...
Dagaallo culus oo dib uga billowday dalka Afgaanistaan
Dooxada Panjshir ee Afgaanistaan oo ah meesha kaliya ee aanan ku jirin gacanta Kooxda Daalibaan ayaanan weli kala caddeeyn cidda gacanta ku hayso xilli...
Xildhibaano ka tirsan HirShabelle oo ku dhaawacmay weerar ka dhacay Jowhar
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerar loo adeegsaday bam-gacmeed oo xalay ka dhacay qeybo ka...
Al-Shabaab oo war rasmi ah kasoo saartay ‘dilka’ Ikraan Tahliil Faarax
Xoogaga Al-Shabaab ayaa si cad u shaaciyay ineysan wax lug ah ku laheyn dilka Ikraan Tahliil Faarax oo ay Xalay hay'adda Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay dhigiisa dalka Turkiga
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Senatorka la doortay Xasan Xuseen Xaaji oo booqasho ku jooga Dalka Turkiga ayaa kula kulmay Dhiggiisa Dalkaas Xarunta Wasaaradda...
MW Farmaajo oo Salaadda Janaasada ku Tukaday Marxuum Saalixi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Masjidka Isbahaysiga Islaamka ku tukaday salaadda janaasada ee Marxuum Maxamed Cumar Saalixi oo lagu aasay...
Turkish, Somali defense ministers discuss bilateral, regional issues
The defense ministers of Turkey and Somalia discussed bilateral and regional issues in a meeting on Friday.
Hulusi Akar welcomed Hassan Hussein Haji at Turkey’s...
Al-Shabab Denies Killing Somali Security Agency Employee
Somali terrorist group al-Shabab has strongly denied an accusation by the country’s National Intelligence and Security Agency (NISA) that it killed an agency employee...
R/W Rooble oo loogu baaqay in uu magacaabo guddi baara dilkii Ikraan Tahliil
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ku baaqay in la magacaabo guddi baaritaan oo ka sal-gaara dilkii loo geystay Ikraan...
Maxay ka wada-hadleen wasiir arrimo dibadeedyada Soomaaliya & Cumaan?
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa khadka teleefoonka kula xiriiray dhiggiisa Saldanadda Cumaan, Sayyid Badr bin Hamad bin Hamood...













