Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

AU, Somalia hold talks on mission assistance beyond 2021

The African Union (AU) and Somalia have held talks on the likely configuration and proposed mandate of the AU's support to the country beyond...

Somalia braces for polls amid uncertainty over stability, cohesion

After protracted discussions ending on September 17, 2020, the government and federal member states opted for an electoral model similar to the 2016 elections. However,...

MW Farmaajo oo u hambalyeeyey madaxweynaha cusub ee Saambiya

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray madaxweynaha dhowaan la doortay ee Dalka Saambiya mudane Hichilema oo lagu caleemo...

Dagaal culus oo dib uga qarxay xadka ay wadaagaan Soomaalida iyo Canfarta

Dagaal ayaa markale saaka dib uga qarxay qarxay xadka ay wadaagaan labada deegaan ee Soomaalida iyo Canfarta, kaas oo geystay khasaare kala duwan. Aaga colaadda...

Banaan-bax ballaaran oo ka dhacay koonfurta magaalada Gaalkacyo

Dibad-bax uu soo qaban-qaabiyey maamulka degmada Gaalkacyo, isla-markaana ay ka qeyb-galeen shacab afar badan ayaa maanta ka dhacay gudaha magaaladaasi. Waxaa dibad-baxayaasha ay isugu soo...

Maxay XF Soomaaliya ka tiri xiisadda ka taagan magaalada Beledweyne?

Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Ibraahin Macalimuu oo la hadlayey wariyeyaasha ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay si toos ah u fara-gelineyso xiisada siyaasadeed...

Galmudug oo xukun ku ridday nin lagu eedeeyey afduub iyo kufsi

Waxaa maanta lasoo gaban gabeeyay  fadhiyo dhowr ah oo ay maxkamada  Gobolka Galgaduud ka yeelatey dhageysiga dacwad ciqaabeed loo heystay Maxamed Cabdi dhoore, oo...

Taliska Africom oo war kasoo saaray duqeyntii ka dhacday Camaara

Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey duqeyn dhanka cirka ah oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Camaara ee...

XF oo bogaadisay wada-tashiyada siyaasadda Qaran ee qurbajoogta

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa bogaadiyay habsami u socodka hannaanka wadatashiga si loo dhameystiro Siyaasadda Qurbajoogta Qaranka Soomaaliyeed. Lataliyeyaal...

Al-Shabaab attacks Somali military base in central town

Al Shabaab fighters stormed a military base in the centre of Somalia on Tuesday and took over a nearby town, residents said. Residents of Amara...

WARAR KALE

Somalia’s President Hassan Sheikh Calls for Unity As He visits Galkayo City

GALKAYO, Somalia, Aug 17 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud called on residents of the divided city of Galkayo to strengthen peace and reconciliation...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaarey Gaalkacyo

Gaalkacyo, Agoosto, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay isku soo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay ardaygii kaalinta koowaad ka galay Imtixaanka Qaranka iyo hooyadiis

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Hooyo Safiya Macallin Cabdulle Cumar iyo wiilkeeda...