Kenyan police nab terror suspects in coastal region
Kenyan police on Monday arrested two terror suspects in the coastal region of Mombasa, seizing two AK-47 rifles and ammunition, authorities said.
Coast Regional Police...
Maxay ka wada-hadleen golaha wada-tashiga & gudiyada doorashooyinka?
Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa maanta kulan la yeeshay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed oo ay ka wada hadleen dardar gelinta howlaha doorashooyinka...
MW farmaajo oo daah furay hirgelinta guddiga 4-aad ee Af-Soomaaliga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda lagu howl-gelinayo Guddiga 4-aad ee Afsoomaaliga ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay...
Midowga musharixiinta oo ka soo horjeestay habraaca doorashooyinka
Golaha midowga musharixiinta ayaa si weyn kaga horyimid habraacii doorashooyinka ee ay shalay ku heshiiyeen dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
War-murtiyeed ka soo...
Axmed Karaash oo qaabilay wafdi ka socda Bangiga Adduunka
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa qaabilay madaxa Bangiga adduunka ee Soomaaliya, Marwo Kristina Svensson iyo wefti ay hogaaminayso oo ka...
Faah faahino ka soo baxaya nin Soomaali ah oo lagu dilay London
Nin Soomaali ah ayaa gelinkii dambe ee shalay lagu dilay xaafadda Leyton ee bariga magaalada London ee dalka UK, oo Soomaali badan ay dagan...
PUNTLAND oo ka digtay roobab iyo dabaylo ku wajahan xeebaha gobolka Bari
Puntland ayaa soo saartay digniin culus oo ku aadan dabaylo iyo roobab xoog leh oo laga cabsi qabo inay 48 saac ee soo socda...
Maxkamadda ciidamada oo xukun ku ridday xubin ka tirsan Al-Shabaab
Cabdirisaaq Maxamed Cabdi Jimcaale ayaa loo haystaa ka mid ahaanshiyaha Al-Shabaab iyo Daacish oo uu ka tirsanaa tan iyo 2008.
Tababarkiisii ugu horreeyay waxa uu...
Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda magaalada Beledweyne
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayo qeybo ka mid ah magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi,...
Akhriso: Heshiiska laga gaaray habraaca doorashooyinka dalka
Golaha Wadatashiga Qaran ayaa war-murtiyeed kasoo saaray shir labadii maalmood ee lasoo uga socday magaalada Muqdisho, kaasi oo heshiis looga gaaray habraacyada doorashooyinka dalka.
War-murtiyeedka...














