Somali PM orders probe into killing of 7 civilians in southern region
Somali Prime Minister Mohamed Roble on Saturday ordered investigations into the deaths of seven civilians reportedly killed by the African Union troops during a...
Wasiir Fawziya oo la kulantay wafdi ka socda hay’adda caafimaadka ee WHO
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa Isbitaalka De-Martini ku qaabishay Wafdi ka socday Hay'ada WHO. Wasiiradda iyo Wafdiga ayaa kormeer...
Guddiga loo saaray dhacdadii Golweyn oo la kulmay taliska ciidanka AMISOM
Guddigii heer wasiir ee Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Rooble u magacaabay baaritaanka dhacdadii Golweyn ee lagu dilay dad rayid ah, ayaa maanta shirkii ugu...
Shirka golaha wada-tashiga qaran ee Muqdisho oo galay maalintiisii labaad
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa weli ka socda shirka wada-tashiga ee arrimaha doorashooyinka dalka, kaas oo oo galay maalintiisii labaad.
Shirkan ayaa waxaa guddoominayo...
Dowladda Kenya oo ka caawinaysa Somaliland tayeynta waxbarashada
Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland, Axmed Maxamed Diiriye Toorno, iyo wasiirka waxbarashad Kenya George Magoha, , ayaa kulan ay qaateen kaga wada...
Taliska AMISOM oo qirtay inay shacab ahaayeen dadkii ay ku leysay Sh/Hoose
Hawlgalka nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ee loo soo gaabiyo AMISOM ayaa sheegay in baaritaan hordhac ah oo ay sameeyeen lagu ogaaday in toddobo...
Ciidamada ammaanka oo rag burcad ah ku qabtay degmada Heliwaa
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal ay xalay maamulka Heliwaa iyo ciidamada Booliska Soomaaliya oo iskaashanaya ka sameeyeen gudaha degmadaasi.
Howl-galka oo...
Muxuu RW Rooble ka yiri dadkii ay AMISOM ku leysay Golweyn?
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa sheegay inaysan aqbali doonin, raallina aanay ka ahayn in shacabka Soomaaliyeed dhib loo gaysto.
Raiisul wasaaruhu waxa uu...
Sudan vows to support peace efforts in Somalia
Sudan on Friday vowed to support the efforts to achieve peace and stability in Somalia in cooperation with all Somali parties and the regional...
Kulan looga hadlayey amniga oo lagu qabtay magaalada Beledweyne
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobaleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka guud ee Amniga deegaanada Hirshabeelle oo ka dhacay Magaalada Beledweyne.
Madaxweyne...














