Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xuska xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu xusayo toban sana guuradii kasoo wareegatay xiriirka qotoda dheer ee Soomaaliya iyo Turkiga. Soomaaliya iyo...

Uganda oo qiratay in ciidamadeeda ay dad shacab ah ku dileen Soomaaliya

Madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni ayaa qiray in ciidamada dalkiisa ee ka midka ah howl-galka AMISOM ay dhawaan gobalka Shabeelaha Hoose ku dileen dad rayad...

Mas’uul ka tirsanaa Puntland oo xalay lagu dilay gobolka Bari

Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay deegaanka Balli-Dhidin lagu dilay guddoomiyihii deegaanaasi, kadib markii ay gudaha u galeen rag ka...

Dib u dhac ku yimid shirka golaha wada-tashiga qaranka + sababta

Dib u dhac ayaa lagu soo warramayaa inuu ku yimid shirka golaha wada-tashiga qaranka ee la filayey inuu maanta ka furmo magaalada Muqdisho ee...

DF Soomaaliya oo warbixin cusub ka soo saartay xaaladaha Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 136 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac...

Al-Shabaab claims victory over battle against Somali troops

Al-Shabaab fighters have claimed victory in recent hours in clashes with government and Galmudug forces in the southern Mudug region. A statement from the Al-Shabaab...

Somali PM visits the country’s embassy in Cairo

Somali Prime Minister Mohamed Hussein Roble visited the Somali embassy in Cairo and encouraged the ambassador and embassy staff to strengthen their work for...

Galmudug details anti-al-shabaab operation in Mudug

Galmudug state information minister Ahmed Shire Falagle who spoke to the media gave details about the clashes that took place in the south of...

Ra’iisul Rooble oo booqday xarunta safaaradda Soomaaliya ee Masar

Ra’iisal wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday xarunta safaaradda Soomaaliya  ee magaalada Qaahira,safiirka iyo howl wadeennada safaaradda ayuu ku dhiirigeliyay sii xoojinta howsha...

Maxaa iska bedalay qorshaha Turkiga ee dalka Afghanistan?

Turkey ayaa wada-hadallo la leh dhammaan dhinacyada Afghanistan, oo ay ku jirto Taalibaan, waxayna si togan u aragtaa fariimaha ay kooxdan dirtay tan iyo...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay ardaygii kaalinta koowaad ka galay Imtixaanka Qaranka iyo hooyadiis

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Hooyo Safiya Macallin Cabdulle Cumar iyo wiilkeeda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Xoghayaha Guud ee AfCFTA

Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Mudane Wamkele Mene, Xoghayaha Guud...

Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo shaqo siisay hooyada ardaygii kaalinta koowaad ka...

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Hooyo Safiyo Macalin...