Canada oo sheegtay inay qaadaneyso 20,000 oo qaxooti ah
Dowladda Canada ayaa sheegtay inay qaadan doonto ilaa 20,000 oo qaxooti reer Afghanistan ah, kuwaas oo ay ku jiraan madaxda ururada haweenka, shaqaale dowladeed...
Lafta Gareen oo dhammeystiray liiska musharraxiinta Golaha Aqalka Sare
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa soo dhameystiray liiska Musharaxiinta Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ee ka imaanaya deegaanada...
MW Farmaajo oo war kasoo saaray geerida Marxuum Cabdullaahi Abyan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay...
Guddoomiyihii guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo geeriyooday
Alle ha u naxariistee waxaa vaawa magaaladda Muqdisho, gaar ahaan isbitaalka Martiini ku geeriyooday Gudoomiyihii Gudigga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka heer Federaal, Marxuum Cabdillaahi Abyan...
Rooble oo la kulmay Xildhibaanada Soomaalida ee Barlamaanka Kenya
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga Magaalada Narobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa maanta oo jimco ah waxa uu...
Saciid Deni oo la kulmay guddiyada doorashada & xubnaha Aqalka Sare
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay casho shafat xarunta madaxtooyada ee Garowe ugu sameeyay guddiga doorashadda heer Federaal kan dowlad goboledka ee...
Soomaaliya oo kor u qaadeyso dadaallada tallaalka ee Covid-19
Soomaaliya ayaa ka heshay xarunta COVAX 302,400 oo ah tallaalka Johnson & Johnson (J&J), qabytii ugu horaysay. Tallaallaka J&J, oo ay ku deeqday Mareykanka,...
Faah faahino ka soo baxaya qarax ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax saaka ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo, kaas oo lagu soo warramayo in lala eegtay ciidamada Jubbaland.
Qaraxa ayaa...
Aqriso: Maxay ka wada-hadleen Rooble iyo Cumar Cabdirashiid?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, kaas oo...
MW Saciid Deni oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada Puntland
Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay todobaadkan Amniga, Caabuqa Covid-19, xaaladda Gobollada iyo Doorashooyinka iyo...















