Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Senator-kii ugu horreeyey ee Aqalka Sare oo lagu doortay Koonfur Galbeed

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed waxaa ka socota doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ku matalaya maamulkaas. Samsam ibraahim Cali...

Somalia raises alarm over food shortage

Somalia has raised the alarm over a food shortage that has hit the country this season, affecting at least six million people. Officials from the Ministry of...

Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo u safray Baydhabo

Guddoomiyaha guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka, Cabdullahi Abyan Nuur iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u safray dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Xubnahan guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka...

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay Mahdi Guuleed & Cabdi Xaashi

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa  mar kale la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi...

Koonfur Galbeed oo maanta bilaabeyso doorashada Golaha Aqalka Sare

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa maanta ka dhaceysa doorashada shan kursi oo ka mid ah Senatorada ay Koonfur Galbeed ku leedahay Aqalka...

World Bank approves US$100 million for healthcare services in Somalia

The World Bank said Thursday it has approved a total of 100 million U.S. dollars to help improve healthcare services in Somalia. The project, which...

Somalia’s troops recapture strategic location from al-Shabab

The Somali national army backed by Galmudug state forces on Thursday captured Qaycad location near Ba’adweyn town in Mudug region. It was previously occupied...

Shirka dib u eegista siyaasadda Qaran ee dhalinyarada oo la soo gabagabeeyay

Gunaanadka shirka Dib u eegista Siyaasada Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo maanta u aheyd maalintiisii labaad ayay ka qayb galeen hablo loo soo xulay...

Xijaar “Ma jiro Musharrax aan u diidnay warqadaha dambi la’aanta”

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen Xijaar oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in aysan jirin cid loo diiday waraaqda danbi la’aanta ah ee...

Madaxweyne Deni oo xarigga ka jaray dhismaha bangiga Puntland

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saaka xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Bangiga maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Bangiga waxaa dhistay Puntland iyadoo...

WARAR KALE

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Muqdisho  – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul...

UN humanitarian coordinator visits Las Anod amid worsening needs in Somalia

LAS ANOD, Somalia — George Conway, the deputy special representative of the UN Secretary-General for Somalia and humanitarian coordinator, arrived in Las Anod on...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Galgaduud – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Dugsiga Xananbuure ee Gobolka Galgaduud tababar...