Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Shir looga hadlayey dhismaha wadada Jaziira oo lagu qabtay Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya kaga qeybgalay Shir...

Guddiga doorashada oo la kulmay Guddiga xaqiijinta Qoondada Haweenka

Guddiga Hirgalinta Doorashada Heer Federaal oo uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga mudane Maxamed Xasan Cirro, ayaa caawa la kulmay Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka ee uu...

Faah faahino kasoo baxaya dil ka dhacay magaalada Laascaanood

Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay mas’uul ka tirsanaa guddiga doorashooyinka Somaliland lagu dilay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaasi. Sida ay innoo...

Muxuu Rooble ka yiri shaacinta musharaxiinta Aqalka sare ee K/Galbeed?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo guddiga doorashada Koonfur Galbeed ku...

Madaxweyne Farmaajo oo ciidamo cusub tababar ugu soo xiray Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad tababar loogu soo xirayey Dufcaddii 3-aad ee Layli Saraakiil  iyo Dufcaddii...

RW Rooble oo kusoo laabtay Muqdisho, kana warbixiyey shirkii London

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigiisa oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa markale ka tacsiyeeyay qaraxii shalay kooxda...

AMISOM oo ciidamo gaar ah u diyaarisay amniga doorashooyinka

Taliyaha booliska AMISOM Augustine Magnus ayaa sheegay inay diyaariyeen ciidamo gaar ah oo suga amaanka goobaha doorashooyinka Soomaaliya oo Khamiistii ka billowday Kismaayo. AMISOM waxay sheegtay inay...

Qatar oo cambaareysay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Kismaayo

War kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Qatar ayaa lagu cambaareeyay qaraxii shalay ka dhacay magaaladda Kismaayo, ee xarunta KMG Jubaland. Qatar ayaa sheegtay inay aad...

Kulan looga hadlayey amniga doorashooyinka oo ka dhacay Baydhabo

Guddiga Hirgellinta Doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Shir looga Hadlayey sugidda amaanka Goobaha Doorashooyinka la qaatey Saraakiishada Ciidamada Loo xilsaarey Amniga Doorashooyinka  Booliska...

XF oo bulshada fartay in ay ka qeyb-qaataan ka hortagga Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Bulshada in ay ka taxaddaraan faafitaanka Corona Virus oo mar kale laga cabsi qabo wareegiisii saddexaad in uu...

WARAR KALE

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Muqdisho  – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul...

UN humanitarian coordinator visits Las Anod amid worsening needs in Somalia

LAS ANOD, Somalia — George Conway, the deputy special representative of the UN Secretary-General for Somalia and humanitarian coordinator, arrived in Las Anod on...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Galgaduud – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Dugsiga Xananbuure ee Gobolka Galgaduud tababar...