Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Maxaa kasoo baxay kulankii Rooble & guddiga doorashada G/Waqooyi

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Guddiga doorashooyinka Xildhibaannada labada gole ee Gobollada Waqooyi, ayaa sheegay in...

Golaha wakiilada Somaliland oo doortay guddoon cusub

Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta oo Isniin ah doortay guddoomiye, ku xigeenadiisa koowaad iyo labaad, kadib doorasho ka dhacday magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha cusub ee...

Soomaaliya oo gashay kalmaha ugu horreeya tartanka oradka

oomaaliya ayaa kamid noqotay 10-Wadan ee kaalmaha ugu horeya ka galay tartanka ciyaarta  oradada (Olympic) oo lagu qabatay Dalka Japan Cali idow Cali oo Soomaaliya...

RW Rooble oo la kulmayo guddiga doorashooyinka Gobollada Waqooyi

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu maanta xafiiskiisa kulan kula qaato xubnaha Guddiga Doorashooyinka Xildhibaanada Gobolada Waqooyi. Ra’iisul Wasaare...

Madaxweyne Siciid Deni oo loo diray dalab la xiriira doorashada Aqalka Sare

Guddiga maamulka doorashada heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa warqad codsi ah u diray Madaxwaynaha maamulkaasi Mudane Siciid Cabdullaahi Deni. Warqad kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha...

Al-Shabab militant kills 3 Kenyans in border town

Al-Shabab militants killed three Kenyans over the weekend in two separate terror attacks in northeastern Kenya's Mandera County, authorities confirmed on Monday. Rono Bunei, northeastern...

Somali army says captures key areas from Al-Shabab militants

The Somali National Army (SNA) on Monday morning captured some key areas in Qaycad, in Mudug region, after heavy fighting against the militant group...

U.S. Steps Up Air Strikes Against al-Qaeda Ally in Somalia

The U. S. is expanding air strikes against members of a group affiliated to al-Qaeda who’ve intensified attacks in Somalia since hundreds of American...

Xubnihii ugu horreeyey ee aqalka sare oo lagu doortay Koonfur Galbeed

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed oo ay ka socoto doorashada xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ku matalaya maamulkaas ayaa...

Jabuuti oo ka hadashay dagaallada u dhexeeya Soomaalida iyo Canfarta

Dawladda Jabuuti ayaa ka hadashay rabshado shalay ka dhacay magaalada madaxda Jabuuti, oo gaystay khasaare kala duwan. Wasiirka Arrimaha Gudaha Jabuuti Saciid Nuux Xasan ayaa...

WARAR KALE

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Muqdisho  – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul...

UN humanitarian coordinator visits Las Anod amid worsening needs in Somalia

LAS ANOD, Somalia — George Conway, the deputy special representative of the UN Secretary-General for Somalia and humanitarian coordinator, arrived in Las Anod on...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Galgaduud – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Dugsiga Xananbuure ee Gobolka Galgaduud tababar...