Dab xoogan oo goordhow ka kacay warshad ku taalla Garoowe
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dab goor dhow ka kacay dhismaha warshadda isbuunyada Tabaarak oo ku taalla magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.
Dabka...
Faah faahino ka soo baxaya howl-gallada ka socda Kismaayo
Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in weli ciidamada Jubbaland ay howl-gallo ka wadaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolkaasi.
Howl-gallada ayaa daba...
Beesha caalamka oo war cusub kasoo saartay doorashooyinka Soomaaliya
Xubnaha beesha caalamka ayaa war cusub kasoo saaray doorashooyinka Soomaaliya, iyaga oo marka hore soo dhoweeyey hanaanka ay ku bilaabatay doorashada Golaha Aqalka Sare.
Beesha...
Bomb hits bus carrying soccer team in Somalia
Several players are feared dead after a bomb struck a bus carrying a soccer team in Somalia on Friday afternoon.
The bus was ripped through...
Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Kismaayo
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax galabta ka dhacay gudaha magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Qaraxa...
Faah faahino kasoo baxaya khasaaraha dagaal ka dhacay gobolka Hiiraan
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo aad u qaraar oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo xoogaga Al-shabaab ku dhexmaray deegaano hoos yimaada degmada...
Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo Khudbad ka jeediyay Shirka Ganacsiga ee Beijing
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa shirkaasi looga hadlayay horumarinta ganacsiga Digitel-ka ah oo ay soo Abaabushay Kulanka caalamiga ah...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo London kula kulmay dhiggiisa UK
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa London kula kulmay dhigiisa dalka Britain Boris Johnson, oo ay ka wada hadleen xoojinta...
Xijaar oo xil ka qaadis ku sameeyey taliyihii saldhigga magaalada Jowhar
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan maxamed Xijaar ayaa xilkii ka qaaday saldhiga Booliska degmada jowhar Dhamme Maxamed Siyaad Cali canjeex.
Wareegto kasoo baxday Xafiska...
Axmed Madoobe oo la kulmay Senatoradii lagu doortay magaalada Kismaayo
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa xalay Aqalka martida casho sharaf ugu sameeyay Gudiyada hirgelinta Doorashooyinka ee kala duwan, guddoonka Baarlamaanka...















