Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Gen Kibochi: KDF not ready to leave Somalia, events in Ethiopia worrying

Kenyan troops will not leave Somalia any time soon, Chief of Defence Forces General Robert Kibochi has said. In an interview with KBC, Kibochi said...

UK And Kenya Unite In Fight Against Al-Shabaab

The UK has pledged more counter-terrorism and military support for Kenya in a new five-year Defence Cooperation Agreement (DCA). The deal, which was signed by...

Jubbaland announces its first four senators to Somali Parliament

Somalia’s Jubbaland state has announced its first four senators to join the 11th Parliament of Somalia, as the country kicked off elections for representatives...

Maxay ka wada-hadleen ra’iisul wasaare Rooble iyo Dominic Raab?

Ra’iisul Waaaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Arimaha Dibadda ee dalka Britain ,Dominic Raab kaas oo ay ka wada...

Cumar Filish oo kormeeray dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo Meel...

Axmed Madoobe oo war kasoo saaray doorashadii ka dhacday Kismaayo

Madaxweynaha Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in dalka uu ka baxay hubanti la’aanta qabsoomidda doorashada dalka ka dib war qoraal ah oo...

Sawirro: Rooble oo ka qeybgalay shirka caalamiga ah ee waxbarashada

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda oo ka mid ah Madaxda ka qeyb qaadaneysa shirka Caalamiga Waxbarashada ee London ayaa ka qeyb galay falanqeyn ku saabsan waxbarashada...

Barakac xoogan oo ka socda gobollada Amhara iyo Tigray ee Ethiopia

Ilaa 5 kun oo qaxooti Ethiopian ah ayaa la filayaa in maalmaha soo socda ay ka gudbaan xadka Sudan, sida uu sarkaal ka tirsan...

Puntland oo baaq u dirtay beelaha ku dagaalamaya Boocame

Puntland ayaa baaq nabadeed kasoo saartay dirirta labo maleeshiyo beeleed oo ku dagaalamay deegaannada Sanjabshe iyo aaga Saax-maygaag ee degmada Boocame ee gobolka Sool. Afhayeenka...

Senatoradii ugu horreeyey ee Aqalka Sare oo lagu doortay magaalada Kismaayo

Xubnihii ugu horreeyay ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay Jubaland iyadoo ay billaabatay doorashada Soomaaliya, kadib dhowr mar oo ay...

WARAR KALE

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Muqdisho  – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul...

UN humanitarian coordinator visits Las Anod amid worsening needs in Somalia

LAS ANOD, Somalia — George Conway, the deputy special representative of the UN Secretary-General for Somalia and humanitarian coordinator, arrived in Las Anod on...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Galgaduud – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Dugsiga Xananbuure ee Gobolka Galgaduud tababar...