Ciidamada Suudanta koonfureed Oo Lagu Eedeeyay Dilka 16 Rayid Ah
Jonglei, South Sudan – Ciidamada Suudanta koonfureed(SSPDF) ayaa xaqiijiyay in saraakiil ka tirsan ay ka dambeeyeen dilka 16 rayid ah, oo ay ku jiraan...
Ivory Coast Oo Hoos U Dhigtay Qiimaha Kookaha 60%
Abidjan, Côte d’Ivoire – Dowladda Côte d’Ivoire, dalka ugu weyn soo saara kookaha adduunka, ayaa hoos u dhigtay qiimaha ay beeralaydu ka helaan kaakao-ga...
Maamulka Gobolka Banaadir Oo Soo Dhaweeyay Ansixinta Dastuurka Dalka
Muqdisho – Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dawladda Hoose ee Muqdisho ayaa si buuxda u soo dhaweeyay go’aanka taariikhiga ah ee ay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Xildhibaannada Labada Gole Ku Bogaadiyey Ansixinta Dastuurka
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kadib ansixinta qodobbo muhiim ah oo...
Farmaajo Oo Ka Hadlay Diyaaraddii Hawada Laga Celiyay Mudo xileedkiisii hore
Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dhacdadii diyaaraddii hawada laga celiyay xilligii uu xilka hayay,...
Xamza Cabdi Barre Oo Ku Dhawaaqay Dhameystirka Geeddi-socodkii Dib-u-eegista Dastuurka
Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in geeddi-socodkii dib-u-eegista Dastuurka Ku Meel Gaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu maanta soo...
Danjiraha Soomaaliya ee Koonfur Afrika oo ka qeyb galay kulamo diblomaasiyadeed oo ka dhacay...
Gaborone – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka South Africa, isla markaana ah safiirka aan deggeneyn ee Botswana, Maxamed Sheekh Isxaaq, ayaa magaalada...
Baarlamaanka oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee dalka Soomaaliya
MUQDISHO, Soomaaliya — Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee dalka, kaddib markii la soo gabagabeeyay dib-u-eegis iyo...
Jubaland oo Ka Hor Timid Wax-ka-beddelka Dastuurka Federaalka
Kismaayo – Dowladda goboleedka Jubaland ayaa si cad u muujisay inaysan taageersaneyn wax-ka-beddelka aan dhamaystirnayn ee lagu wado Dastuurka Federaalka Soomaaliya, ka dib wadatashi...
Puntland oo Cambaareysay Weerarka Lagu Qaaday Xildhibaanadeeda ku Sugan Muqdisho
Garoowe – Dowladda goboleedka Puntland ayaa si kulul u cambaareysay weerar ay sheegtay in saaka abaare 03:00am ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ku qaaday xildhibaannada...















