Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Aqriso: Horumarada laga sameeyay howlaha doorashooyinka

Horumarrada laga sameeyay howlaha doorashooyinka ee uu hormuudka ka yahay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. May 27 2021: Waxaa la saxiixay heshiiiskii Golaha Wadatashiga Qaranka...

Madaxweyne Siciid Deni oo la kulmay wafdi ka soda QM

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland caawa Casho Sharaf ugu sameeyay Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Anita Kiki Gbeho...

Axmed Madoobe oo kulan la qaatay guddiyada doorashooyinka

Madaxweynaha Jubaland Mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay masuuliyiinta Guddiga hirgalinta doorashada ee heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed...

Ramla Ali Outclassed By Maria Claudia Nechita, Eliminated From Tokyo Olympics

Ramla Ali made history by the time she stepped through the ropes to compete in the Tokyo Olympics. Once the bell rang, however, the afternoon...

La-taliyaha madaxweyne Farmaajo oo maanta gaaray magaalada Kismaayo

La-taliyaha madaxweynaha Soomaaliya ee arrimaha doorashooyinka, Cali Cabdi Raage ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland. Siyaasigan oo ay si...

Duqa magaalada Muqdisho oo kormeer ku tegay wadada Daalo

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray wadada Daalo oo kamid ah wadooyinka uu saameeyay roobabkii...

Wasiiru dowlaha madaxtooyada oo la kulmay danjiraha Talyaaniga

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Khaliif oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Talyaaniga Mudane Alberto Vecchi ayaa kala hadlay xoojinta...

Faah faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay gobolka Hiiraan

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax khasaare geystay oo barqanimadii maanta ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka...

Guddoomiye Cirro oo kulamo ka bilaabay magaalada Kismaayo

Waxaa magaalada Kismayo ee Xarunta kumeel gaarka ah ee Dowlad gobaleedka Jubbada kulan ku yeeshay Xubno ka mid ah Guddiga doorashooyinka heer Federaal iyo...

Ciidamada Xoogga & kuwa Galmudug oo la wareegay deegaano horleh

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Galmudug ay howl-gallo ka sameeyeen koonfurta gobolkaasi. Howl-galladan ayaa...

WARAR KALE

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Muqdisho  – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul...

UN humanitarian coordinator visits Las Anod amid worsening needs in Somalia

LAS ANOD, Somalia — George Conway, the deputy special representative of the UN Secretary-General for Somalia and humanitarian coordinator, arrived in Las Anod on...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Galgaduud – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Dugsiga Xananbuure ee Gobolka Galgaduud tababar...