Fahad Yaasiin oo magacaabay madaxa shaqaalaha ee hay’adda NISA
Agaasimaha hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka, Fahad Yaasiin ayaa maanta magacaabay madaxa shaqaalaha ee hay’addaas, kadib markii mas'uulkii horey xilkaas u hayey uu ...
Guddiga xalinta khilaafaadka oo u ambabaxay magaalada Kismaayo
Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullahi Abyan Nuur iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka u safraya Dowlad Goballeedka Jubbaland.
Xubnahan Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka...
Kiisaska cudurka Covid-19 ee magaalada Muqdisho oo kordhay
Isbitaalka Martiini ayaa mar kale dib loogu asteeyay Bukaanada uu soo ritay COVID-19, Iyadoo gabi ahaanba la joojiyay Adeegyadii kale ee Isbitaalku u hayay...
QM oo Puntland kala hadashay xaqiijinta qoondada haweenka
Ku-xigeenka Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Kiki Gbeho oo booqasho ku tegtay magaalada Garoowe ayaa halkaasi kula kulantay Madaxweynaha Dowlad...
Jubbaland oo billowday diiwaangelinta musharraxiinta Aqalka Sare
Wararka naga soo gaarayo gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saaka diiwaangelinta musharraxiinta Aqalka Sare ay ka bilaabatay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolkaasi.
Guddiga doorashooyinka...
Ra’iisul wasaare Rooble oo gaaray magaalada London + Sawirro
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada London ee dalka Ingiriiska.
Rooble ayaa ka qeyb galaya shirka...
Axmed Madoobe oo soo saaray liiska musharraxiinta Aqalka Sare
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo saaray liiska musharaxiinta qaar ka mid ah kuraasta xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ee laga...
Xeer Ilaaliyaha guud ee maxkamadda CQS oo saraakiil u saaray kiiska Ikraan
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Genaraal Cabdullaahi Buulle Kamay ayaa u magacaabay Sedax Sarkaal oo ka kala Socdo Xafiiska Xeer ilaalinta, Boliiska...
Goorta ay dhaceyso ciyaarta finaalka Horyaalka dalka oo la shaaciyey
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xarunta aqalka Dowlada Hoose ee Xamar Kulan kula qatay Taliska...
Dagaal u dhexeeyo Soomaalida iyo Canfarta oo ka bilowday magaalada Garba Ciise
Wararka ka imanaya degmada Garba Ciise ee waddanka Itoobiya ayaa sheegaya in maanta markale uu halkaas ka soconayo dagaal qaraar oo u dhaxeeya Soomaalida...















