Ramla Cali oo Soomaaliya ku mataleysa tartanka Feerka
Ramla Cali oo Soomaaliya ku mataleysa tartanka olombikada ee ka socda Japan waxay ku tartamaysaa feerka.
Waxay galabta la ciyaari doonta gabadha u dhalatay dalka...
Maxaa ka soo baxay kulankii Rooble & madax goboleedyada dalka?
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo habka fogaan aragga kula shiray madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka, ayaa ku boorriyay in ay sida ugu dhaqsaha...
QM oo soo dhaweysay guddiga loo xil-saaray ilaalinta qoondada haweenka
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyey guddigii uu maanta Ra’iisul wasaare Rooble u magacaabay ilaalinta qoondada haweenka...
Soomaaliya iyo Mareynkanka oo ka wada hadlay amniga doorashooyinka
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa Safaaradda Mareynkanka ee magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxa Siyaasadda iyo Nabadgelyada Safaaradda Mareykanka Wendy...
Somalia postpones long-delayed election
Somalia has postponed elections that were due to start on Sunday after months of delays in the deeply unstable Horn of Africa country, officials...
Ra’iisul wasaare Rooble oo magacaabay guddi cusub
Ra'iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood oo qaabilsan u ololeynta iyo xaqiijinta qoondada haweenka ugu yaraan...
Taliyaha ciidanka Booliska oo magacaabis sameeyey
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa isbedel ku sameeyey Afhayeenkii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.
Taliye Xijaar ayaa afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed U...
Sheekh Shariif & Xasan Sheekh oo natiijo la’aan kala soo kulmay Cadale
Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud madaxweynayaashii hore ee dalka ayaa isaga soo laabtay degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe natiijo la'aan, kadib...
Puntland oo xukun ku ridday shabakad ka kooban sagaal nin
Maxkamadda darejada kowaad ee magaalada Garoowe, ayaa xukuntay shabakad ka kooban 9 nin oo lagu helay in ay khamriga soo gelin jireen gudaha Puntland.
Raggan...
Aqriso: Habraaca xallinta khilaafaadka doorashada Aqalka Sare
Guddiga Xallinta Khilaafaaadka Doorashada Dadban (GXKHDD) ee 2020/2021, asagoo fulinaya Habraaca Hirgelinta Heshiiska Siyaasadeed ee Hagaya Doorashada dadban 2020/2021 ee heer Federal, gaar ahaan...















